2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Tunisia: Dastuurka Waxaa Saldhig u ah Diinta waa Khalad, Dhaxalka Waa In Loo Simmaa Rag iyo Dumar Madaxweynaha Dalka Tunisia Maxamed Baaji Essebsi oo ayaa maanta sheegay in ay tahay in wax laga badalo xeerarka jira gaar ahaan xeerka qoyska, isla markaanna ay tahay in la simmo dhaxalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyahii Maxkamadda Racfaanka Sh/dhexe Oo Ka Horymid Kala Diristii Lagu Sameeyey Garsoorka Gobolkaasi Sheekh Axmed Xaaji Ibraahim oo ahaa guddoomiyahii maxkamadda racfaanka gobolka Shabellaha Dhexe ayaa kasoo horjeestay kala diris ay baarlamaanka Hirshabelle ku sameeyeen guud ahaan garsoorka gobolkaasi. Waxa uu sheegay isaga…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka 12 Arrin Oo Ay Tahay Inaad Ka Ogaato Xiisadda Turkiga iyo Mareykanka Waxaa in muddo ah cirka isku shareeray xiisadda Turkiga iyo Mareykanka, marka aad si fiican u akhriso waxaad ogaan-doontaa in arrinta dhaqaale waa ka weyn tahay. Labada dal kalama maarman…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maxaa Loo Kala Diray Maxkamada Heer Gobol Iyo Heer Degmo Ee Sh/dhexe? Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa sheegay iney kala direen maxkamadaha heer gobol iyo heer degmo ee gobolka Shabellaha Dhexe. Xildhibaan Nuur Xaashi oo ka mid ah baarlamaanka Hirshabelle ayaa Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hormuud Telecom Oo War Kasoo Saartay Bur-burintii Ciidanka Kenya Ee Xaruntooda Ee Deegaanka Cali Bulley Shirkadda isgaarsiinta Hormuud ayaa ka hadashay bur-burintii ay ciidanka Kenya kula dhaqaaqeen xarun shirkaddan ku lahayd deegaanka Cali Bulley ee gobolka Jubbada Hoose. Waxa ay shirkaddu sheegtay in ciidanka Kenya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Shaqo Abuur u Sameynaya Dhallinyarada Maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay iney wadaan qorsheyaal ay shaqooyin ugu abuurayaan dhallinyarada ku nool gobolkaasi. Guddoomiye ku xigeenka dhanka siyaasadda ee Hiiraan Xasan Ibraahim Cabdulle ayaa sheegay in maamulkooda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dabaylo Ku Dhuftay Garoowe Oo Sababay Dhimashada Hal Qof Dabaylo xooggan oo saacadihii ugu dambeeyey ku dhuftey magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa sababay dhimasho iyo burburka guryo badan. Hal qof oo ka mid ahaa dadkii ku xoolo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso:Waxgaradka Kasoo Jeeda Dhulka Soomaali Galbeed Ayaa Sheegay In Horumarka Gobolkaasi Ku Xiranyahay Midnimada Soomaalida Halkaasi Deggan Nabadoon Bedel Jaamac Xirsi oo ka mid ah waxgaradka degaanka DDSI ayaa u sheegay Goobjoog News in ay jirto kala fogaanshiyo Soomaalida ku nool gobolka Soomaali galbeed, balse haddii ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo U Digtay Dadka Soo Galinaya Hantida Laga Soo Dhacay Deegaannada DDSI War-saxaafadeed ka soo baxay Maamul Goboleedka Puntland ayaa lagu sheegay in gacan bir ah lagu qaban doono cid walba oo isku dayda in ay soo galiso Puntland hanta laga soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea Oo Soo Gaarey Muqdisho Cusmaan Saalax Maxamed, wasiirka arrimaha dibadda ee Eritrea iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow soo gaaray magaalada Muqdisho. Booqashadan oo horay u qorsheysneed ayaa la sheegayaa inay hordhac u tahay…