1 daqiiqo Sheeko:Dalka Eng: Yariisow Oo Magacaabay Agaasimaha Waaxda Dalxiiska Iyo Maalgashiga G/ Banaadir Guddoomiyaha gobolka Banaadir Ahna duqa Muqdisho C/raxmaan Cismaan Yariisow ayaa wareegto uu soo saaray waxaa uu ku sameeyay xil ka qaadis iyo Magacaabis. Wareegtada waxaa loogu Magacaabay C/fitaax Maxamuud Siyaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Djibouti Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Djibouti ee Caasimadda dalkaasi . Safarka Madaxweynaha ee Djibouti ayaa ku qotoma xoojinta xiriirka soojireenka ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikhda Agaasimaha Villa Somalia: Dr. Aamina Saciid Cali Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta waxaa uu agaasimaha madaxtooyda Villa Somalia u magacaabay Dr. Aamina Saciid Cali. Marwo Aamina waa haweeneydii ugu horeysay ee jagadaasi qabata, iyada oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Magacaabay Taliyeyaal Ciidan Iyo Agaasinka Guud Ee Villa Soomaaliya Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa waxa uu maanta magacaabay taliyeyaal ciidan iyo sidoo kale agaasinka guud ee Villa Soomaaliya. Wareegto kasoo baxday madaxweynaha ayaa waxaa sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Wasiir Hore Oo Ka Hadlay Sida Lagu Xallinkaro Khilaafyada DFS Iyo Maamul Goboleedyada Wasiirkii hore ee dastuurka Galmudug Cismaan Maxamed Cali ayaa sheegay in khilaafyada dowladda federaalka iyo maamullada lagu xallin karo qaab dastuuriya. Siyaasi Cismaan ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cali Seeko “La Dagaalanka Musuqa Waa Waxa Lagu Aamino Karo DFS” Siyaasi Cali Maxamuud Faarax (Cali Seeko) oo mar soo noqday afhayeenkii maamulka gobolka Banaadir ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News waxa uu ku sheegay in arrintaan maalmahan soo korartay ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi Ku Dhaliilay Madaxweynaha DFS Qaabkii Uu u Wajahay Muranka Jabuuti Iyo Eritrea Mid kamid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa madaxweynaha qaranka ku dhaliilay qaabka uu u wajahay muranka Jabuuti iyo Eretria. Siyaasi Dr. Saciid Ciise Maxamuud oo kamid ah musharixiintii u tartamay xilka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Wajahan Jabuuti Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in maanta o Khamiis ah uu safar ugu ambabaxo Jamhuuriyadda Jabuuti. Warka waxaa warbaahita u xaqiijiyay agaasimaha Warfaafinta madaxtooyada Soomaaliya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiin Ka Tirsan DFS Oo Ka Qeybgalay Carwada Buugaagta Ee Muqdisho Mas’uuliyiin Ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka Bandhigga Carwada Buugaagta Muqdisho ee 2018. Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed iyo Duqa Magaalada Muqdisho C/raxmaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Maxaa Dhacay Maalinta 1aad ee Carwada Buugaagta Ee Mogadishu Book Fair? Waxaa maanta si habsami leh Muqdisho uga qabsoomay carwada buugaagta ee Mogadishu Book Fair sanadkii 4ad, oo ay soo qaban-qaabisey New Horizon. Ugu horreyntii, waxaa goobta ka hadley guddoomiyaha gobolka…