1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Ku Xigeenkii Jalalaqsi Oo Ka Horyimid Xil Ka Qaadis Lagu Sameeyey Guddoomiye ku xigeenkii amniga iyo siyaasadda ee maamulka degmada Jalalaqsi Xuseen Sheekh Qaasim ayaa sheegay in waddo aan sharci ahayn loo soo maray xil ka qaadis lagu sameeyey. Xuseen oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Nacnac “Puntland Haddii Ay Nasoo Weerarto Garoowe Ayaa Laga Qixi” Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Somaliland ayaa sheegay in xilligaan aanay dhankooda ogoleyn dagaal dib uga dhaca deegaanka Tukaraq. Waxa uu xildhibaankan oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Oo Ku Kulmaya Kismaayo Golaha iskaashiga dowlad goboleeyada dalka ayaa lagu wadaa in ay Kismaayo ku kulmaan Saddexda bisha soo socota ee September. War-saxaafadeed ay soo saareen golahan ayaa lagu sheegay in Kulankooda uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho Oo Lagu Soo Gabogabeeyay Shirka Diyaarinta Hanaanka Dib U Heshiisiinta Qaran Magaalada Muqdisho ayaa lagu soo gabagabeeyey maanta shirka diyaarinta hannaanka dib u heshiisiinta qaran, kaasi oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya. Waxaa maanta la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Olgan Bekar: Turkiga Dal Kale Tartan Kulama Jiro Arrimaha Soomaaliya Olgan Bekar safiirka Turkiga ee Soomaaliya ayaa wakaaladda wararka ee Anadolu u sheegay in Turkiga aanu dal kale tartan kula jirin sidii xal looga gaari lahaa ama looga shaqeyn lahaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada XFS oo soo Saartay Hirgelinta Nidaamka Waxbarashada Ee Soomaaliya Wasiirka Waxbarashada hidaha iyo Tacliinta sare ee Soomaaliya Mudane Cabdulahi Goodax Barre ayaa soo saaray wareegto ku saabsan Nidaamka hirgelinta waxbarashada dalka maadaam dhawaan lagu wado in la furo sannad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xildhibaanno Dhaliilay Waxqabadka Madaxweynaha Hirshabelle Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Hirshabelle ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha maamulkaas Maxamed Cabdi Waare in uu ku guul-dareystay hoggaaminta maamulkaas. Xildhibaannadan oo kulan ku yeeshay magaalada Jowhar ayaa dhaliilay Madaxweyne Waare,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ammaanka Magaalada Baydhabo Oo Aad Loo Adkeeyey Maamulka Koonfur Galbeed ayaa aad u adkeeyey ammaanka guud ee magaalada Baydhabo, maadaama magaaladaasi lagu qaban doono doorashada madaxweynaha maamulka K/galbeed. Waxaa magaaladaasi lagu arkayaa ciidamada Booliiska, kuwa xoogga dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabelle: Xildhibaan Beeniyey In Wax Laga Bedalay Dastuurka Maamulkaasi Xildhibaan C/rashiid C/xakiin Warsame oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka maamul goboleedka Hirshabelle ayaa waxbo kama jiraan ku sheegay in wax ka bedal lagu sameeyey dastuurka u yaalla maamulkaasi. Mudanahan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Hanaanka Dib U Heshiisiinta Qaran Oo Muqdisho Ka Furmay Shirka wadatashiga diyaarinta hanaanka dib u heshiisiinta qaran ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Shirkan waxaa soo qabanqaabisay wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, waxaana looga hadli doonaa arrimo…