1 daqiiqo Sheeko:Dalka Salva Kiir Iyo Isaias Afwerki Oo Ka Wada Hadlaya Xiriirka Labada Dal Madaxweynaha Koonfurta Suudaan Salva Kiir ayaa lagu wadaa in maanta uu booqasho rasmi ah ku tago Asmara isaga oo halkaasi kula kulmi-doona dhiggiisa Eritrea Isaias Afwerki. Booqashada ayaa ujeedkeeda lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka B/weyne: Canshuuraha La Qaado Adeegyada Aas-aasiga Ah Ku Qabannaa Maamulka magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegay in canshuuraha ay ka qaadaan magaaladaasi ay dib ugu celiyaan bulshada ku dhaqan magaaladaasi. Guddoomiyaha degmadaasi Maxamed Cismaan Qallaafow ayaa wareysi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Galmudug Iyo Saraakiil Maraykanka Ah Oo Ka Shiray Arrimo Ku Saabsan Ammaanka Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug iyo saraakiil Maraykan ah ayaa kulan ku yeeshay degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud, waxaana kulankaan uu ahaa mid looga hadlayey arrimo ku aadan ammaanka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharraxiin Ku Qulqulaya Magaalada Baydhabo Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa aad waxaa looga dareemayaa diyaar garow xooggan oo loogu jiro doorashada madaxweyne ee maamulka K/galbeed. Todobaadkii tagay, xildhibaannada K/galbeed ayaa go’aamiyey watqiga kama…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Carwada Buugaagta Mogadishu Book Fair Oo Guuleysatay Sanadkii 4aad Carwada Buugaagta ee Mogadishu Book Fair waxaa ayey maanta u tahay maalintii 3aad uguna dambeysay, waxaana ilaa saaka socday doodo ay dhalinyrada lahaayeen. Waxyaabaha maanta laga hadlay waxaa jiray buugaagta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso Sababaha Uu Farmaajo U Booqanayo Turkiga Berri Madaxweynaah Jumhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa Maalinta berri ah ku wajahan dalka Turkiga kadib markii uu Casuumaad ka helay dhiggiisa Recep Tayyip Erdoğan. Madaxweyne Farmaajo ayaa Turkiga u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo Sheegtay In Ay Tirokoob Ku Sameyn Doono Ajaanibta Dalka Joogta Xukuummadda Federaalka Soomaaliya ayaa go’aamisay in tirakoob rasmi ah lagu sameeyo dadka ajaanibta ah ee kusoo qulqulaya gudaha dalka si loola socdo dhaq-dhaqaaqyada ay ka samaynayaan gudaha dalka iyada oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Ogow Liiska Kala Sarreynta 10 Magaalo Ee Ugu Wanaagsan Adduunka 2018 Survey ay sameeyeen qeybta Intelligence ee raacsan Economist Group ayaa lagu ogaaday “In Vienna ay tahay magaalada ugu wanaagsan ee lagu noolaankaro adduunka”, waxeyna sidaa kaalinta ugala baxday magaalada Melbourne oo markii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wada Hadleen Farmaajo iyo Geelle? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah oo labo cisho qaadaneysa ku tagay Jamhuuriyadda Jabuuti. Madaxweynaha oo si heer sare ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Baydhabo Oo Ka Hadlay In Marlaabad Uu Isa Soo sharraxo Shariif Xasan Sheekh Aadan Shacabka Magaalada Baydhabo ayaa ka aragti dhiibtay dib isku soo sharaxista Madaxweynaha K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan. Madaxweynaha K/glabeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waqtigiisa waxaa uga haray Muddo dhan…