1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xubno Ka Tirsan DDSI Oo Xilalkii Laga Qaaday Siddeed Xubnood oo ka tirsanaa guddiga fulinta iyo golaha dhexe ee xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Soomaalida Itoobiya ayaa gabi ahaanba shaqada laga caayriyay waxaana laga qaaday xilalkii ay ka hayeen deegaanka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradaha Kuluumeysiga Federaalka Iyo Dowlad Goboleedyada Oo 4 Qodob Ku Heshiiyey Wasaaradaha Kaluumeysiga ee dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada ayaa maanta ku heshiiyay in ay wada shaqeyn yeeshaan, meel looga soo wada jeesto kaluumeysiga sharci-darada ah, dakhliga ayaa sidoo kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida Wax Ku Soo baratay Turkiga Oo Ka Hadashay Isbadallada Qiimaha Lacagta Turkiga Qoraal ay Goobjoog News soo gaarsiiyeen koox la baxday “Ururka Soomaalida wax ku soo baratay Turkiga” ayey ku sheegeen sida ay uga xunyihiin isbadallada qiimaha lacagta Turkiga iyo saameynta uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dood Looga Hadlayay Ilaalinta Xaquuqda Caruurta Oo Lagu Qabtay Dhuusamareeb Wasaarahada Haweenka iyo xuquuqul insaanka ee dowladda federaalka iyo Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ku qabtay dood ku saabsan dhowrista xuquuqda Caruurta. Waxaa dooddan ka qeybgalay bulshada qeybaheeda kala duwan ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 3 Milyan Oo Maanta Gudanaya Acmaasha Xajka Malaayiin xujey ah ayaa Maanta waxa ay taagan yihiin Banka carafo iyaga oo gudanaya mid ka mid ah tiirarka ugu weyn Islaamka. Waxa ay xujeyda banka carafe ka tagi doonaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Suuqyada Muqdisho Oo Laga Dareemayo U Diyaar Garowga Ciidda Sare u kac ayaa laga dareemayaa qiimaha la kala siisto xoolaha nool gaar ahaan Ariga iyadoo ay dadka isku diyaarinayaan udxiyada Ciida Carafo. Dad badan ayaa maanta ka iibsanayay suuqyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland : Gaas Oo Kala Diray Gole Deegaan Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray ku kula diray Golaha Deegaanka Degmada Badhan, kadib markii lagu soo eedeeyey inay hanan waayeen shaqadii loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Ciidanka Somaliland Weli May Gaarin Xuduuda Rasmiga Ah Somaliland ayaa qoraalka ka soo saartay xiisadda Tukaraq iyada oo warbixinta lagu sheegay in Somaliland ay aqbashay go’aanka IGAD kaas oo ahaa in shacabka isku gudbi karaan, hey’adaha gargaarka inay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Human Rights Watch: Itoobiya Waa Inay Baartaa Xad-gudubyada Cabdi Iley Iyo Ciidankiisa Warbixin ay maanta soo saartay hey’adda Human Rights Watch ayaa lagu weydiistay dowladda Itoobiya inay baarto xad-gudubyada ka dhanka xuquuqda aadanaha ee muddo sanado ah ka socday gobollada ay Soomaalida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Aadan Saransoor Oo Walaac Ka Muujiyey Nidaamka Loo Mari Doono Doorashada Maamulkaasi Musharraxa madaxweynaha maamulka K/galbeed, Aadan Maxamed Nuur Saransoor ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News waxa uu kaga hadalay arrimo aad u badan oo ku aadan doorashada la filayo in dhowaan…