1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boosaaso: Xubnaha Golaha Deegaanka Oo La Dooran Doono 28 August Mamulka Gobolka Bari ayaa sheegay in golaha deegaanka Boosaaso ee la dhisayo 28-ka bishan in aan lagu soo dari doonin xubnihii hore ee golahaasi. Yuusuf Maxamed Wacays, guddoomiyaha gobolkaasi ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacyaal Cusub Oo Soo Gaaray Kaam Ku Yaalla Degmada Kaxda Qoysas Kasoo Barakacay Fatahaad uu Wabiga Shabelle ka sameeyey gobolka Shabellaha hoose ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho. Qoysaskan ayaa tiro ahaan ka badan 180, waxaana ay ku sugan yihiin kaam…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacab Badan Oo Bilaabay Iney Ka Barakacaan Magaalada Marka In ka badan 50 qoys ayaa lagu soo waramayaa iney ka barakaceen qaar ka mid ah xaafadaha ku yaalla magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabellaha Hoose. Wararka ay heshay Goobjoog…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikh Nololeedka Mustaf, Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa yeelatay madaxweyne cusub arbacadii kadib is-casilaaddii Cabdi Iley August 6, 2018. Golaha dhexe ee xisbiga dimoqradaadiga shacabka Soomaalida Itoobiya ayaa Mustafe Muxumed Cumar si KMG…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaali Ku Geeriyootey Xajka Soomaali ka mid ahayd xujeyda sanadkan ayaa la sheegay iney ku geeriyoodeen isbuurasho ka dhacday Mina. Xaaji Axmed Maxamed Saalax iyo Xaaji Xasan Maxamed Jimcaale ayaa la xaqiijiyey iney geeriyoodeen,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: DDSI Oo Yeelatay Madaxweyne Cusub Guddiga fulinta ee shacabka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa madaxweyne si KMG ah waxay ugu doorteen Mustafe Muxumed Cumar. Kulan ay ku yeesheen magaalada Jig-jiga ayeey ku doorteen Mustafe oo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Farmaajo Oo Sanad iyo Bar Gudahiisa 3 Jeer Lacag Ku Bixiyey La Kulanka Donald Trump Maamulka madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa inta uu talada hayey 3 jeer lacag siiyey shirkado Mareykan ah, ujeedada waa sidii uu ula kulmi lahaa madaxweynaha Mareykanka Donald Trump. Mudane Farmaajo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso Sababta Aan Looga Ciidin Galmudug Maanta oo ay ku beegantahay Maalinta 1-aad ee Ciidul Adxa waxaa laga Ciidin deegaannda ay gacanta ku heyso Ahlu sunna Waljamaaca iyo Maamulka Galmudug. Magaalooyinka aan laga Ciidin waxaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Shacabka Ugu Hambalyeeyay Ciidda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa. Madaxweyne Farmaajo waxa uu Alle uga baryey shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta daafaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Muqdisho: Hal Qof Ayaa Dhintay, Midna Waa Dhaawac Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya degmada Waaberi rag hubeysan ayaa maqribnimadii caawa ku weerar ay fuliyeen waxay ku khaarajiyeen wiil dhallinyaro ah halka mid kalena ay ku dhaawaceen.…