1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhismaha Golaha Deegaanka Garoowe Oo Gebogebo Maraya Wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka Puntland ayaa sheegtay in haatan uu heer gebogebo ah marayo dhismaha golaha deegaanka ee magaalada Garoowe. Agaasimaha wasaaraddaasi Jubba Cali Nuur ayaa wareysi uu siiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Sheegtay In Ciidankeeda Kala Baxayso Soomaaliya Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in ciidamada dalkiisa ka jooga Soomaaliya uu dhowaan kala bixi doono. Waxa uu sheegay in kulan uu la yeeshay madaxweynaha dalka Maraykanka Donald…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Hiiraan Oo Dhaliilay DFS Waxgarada ka soojeeda Gobolka Hiiraan ayaa Dowladda Federaalka ku dhaliilen Hanaanka ay u martey Baaritaanka Shaqsiyaad lagu Tuhmayo Musug. Waxgaradakan waxaa ay sheegeen in Muhiim ay tahay in qof waliba…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo Oo Laga Furayo Koobka Kubadda Cagta Ee Galmudug Maanta ayaa lagu wadaa in Magaalada Gaalkacyo uu ka furmo koobka kubadda cagta ee degmooyinka Galmudug. Mas’uuliyiinta degmooyinka Balanbal, Cadaado iyo Gaalkacyo ayaa sheegay in ciyaarahan ay muujinayaan isdhexgalka bulshada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Darajada Sarreeye Guuto Oo Loo Xiray Gabadhii Ugu Horreysay Ee Soomaaliyeed Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudne Xasan Cali khayre oo wakiil ka ah madaxweynaha jamhuuriyadda, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa darajada Sarreeye Guuto u xiray Zakiya Xuseen Axmed oo noqotay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG DEG: Dibadbax Ka Dhan Ah Maamulka Jubbaland Oo Ka Socda Baardheere Wararka naga soo gaaraya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in haatan uu halkaasi ka socdo dibadbax xooggan oo ay dhigayaan shacab kasoo horjeeda maamulka Jubbaland. Si gaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Waxgaradka DDSI Oo Madaxweynaha Cusub Ka Rajeeyey Isbedal Waxgaradka ku nool deegaannada DDSI ayaa sheegay in madaxweynaha cusub ee maamulkaasi ka rajeynayaan inuu la yimaado isbedallo cusub oo loo riyaaqo. Suldaan C/laahi Cabdi Macallin Xasan oo ka mid…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Villa Somalia Oo Laga Dacweynayo Holland, Lagana Rabo Ku Dhowaad $200 Oo Milyan Shirkad saldhiggeedu yahay jasiiradda Qubrus oo horay 2013-kii heshiis kula gashay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya dhismaha 6 markab oo kuwa roondada xeebaha ah ayaa sheegtay in Soomaaliya ku dacweyn-doonto…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: ONLF: Dowladda Itoobiya Farogelinta Wey Ka Dhaaftay DDSI Jabhadda ONLF ayaa sheegtay iney dowladda federaalka Itoobiya ay joojisay farogelintii ay ku hayeen maamulka DDSI. Afhayeenka jabhadda C/qaadir Xasan Hirmooge ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News wuxuu ku sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maamulka Jubbaland Oo Lagu Eedeeyey Caburin Shacab Siyaasiyiina kasoo jeeda deegaannada Jubbaland ayaa sheegay in maamulka iminka talada haya ay caburiyaan shacabka ku dhaqan deegaannada Jubbaland. C/wahaab Cismaan Cadaawe oo ka mid ah siyaasiyiintan ayaa u sheegay…