1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Hore Xasan Sheekh Maxamuud Oo Muqdisho Yimid Goor dhow waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray madaxweynihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku dhowaad Labo sano dalka ka maqnaa. Waxaa soo dhoweyn ballaaran loogu sameeyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Dhageyso: Waxgaradka Garoowe Oo Soo Dhoweeyay Duqa Cusub Nabadoon Cabdiraxmaan Samatar Jaabiri oo kamid ah waxgaradkii soo xulay golaha degaanka Garoowe ee maanta doortay duqa magaaladaasi. Waxaa wax ka weydiiyay sida uu u arko duqa cusub ee Garoowe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Jowhar: Mooshin Xilka Looga Qaadayo Madaxweyne Waare Oo Socda Xildhibaan Axmed Cumar Gaaboow oo ku magac dheer Axmed Libi oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in madaxweyne Waare uusan la imaanin isbedalkii ay ka filayeen islamarkaana ay kala…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya Iyo ONLF Oo Gaaray Heshiis Xukuumadda Itoobiya ayaa si rasmiya u shaacisay in ay heshiis la gashay jabhadda hubeysan ee ONLF oo muddo sanado ah dagaal kula jirtay. Agaasimaha xafiiska Ra’iisul wasaaraha Itoobiya ninka lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faahfaahin: Qarax Ka Dhacay Muqdisho Wararka ka imaanaya degmada Hodan gaar ahaan xaafadda Taleex ayaa sheegaya inuu ka dhacay qarax. Qaraxa oo ka dhashay baabuur lagu soo xiray walxaha qarxa ayaa lagu soo warramayaa inuu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Degmada Mahadaay Oo Aan Laheyn Adeegyada Bulshada Adeegyadii bulshada degmada Mahadaay ee gobolka Shabellaha dhexe ayaa la sheegay in gabi ahaanba aanay shaqeyneyn. Xarumihii waxbarashada, caafimaadka, saldhigga Booliiska iyo xarumo kale oo muhiim ah ayaa la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Laascaanood Oo Laga Sameynayo Howlgal Waddo Baneyn Ah Dowladda hoose ee Laascaanood ayaa fulisay howlgallo lagu baneynayo waddooyin ay dhisteen dad shacab ah. Xaafadda Sayid Maxamed C/lle Xasan oo ku taalla bariga magaaladaasi ayuu howlgalkaan intiisa badan ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoowe Oo Lagu Doortay Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Golaha deegaanka magaalada Garoowe ayaa maanta doortay guddoomiyaha cusub ee magaaladaasi iyo ku xigeenkiisa. Doorasho ka dhacday magaalada Garoowe ayaa Axmed Barre Saciid waxaa loogu doortay guddoomiyaha magaalada Garoowe. Xilkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Qorsheynta Oo Hey’adaha Caalamiga Ah Siisey 3 Bil Inay Ku soo Guuraan Wasaaradda Qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah ayaa maanta soo qaban-qaabisay shir ay ka soo qeyb-galeen hey’adaha caalamiga ah iyo NOGS-ka, kaas oo xoogga lagu saarey sidii hey’adaha caalamiga ah ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Laascaanood: Beeraleyda Oo Bilaabay Tacbashada Dalagga Qaar ka mid ah xoolo dhaqatadii ku xoolo beelay abaartii dalka ka dhacday ayaa deegaanno ku yaalla galbeedka Laascaanood waxay ay ka bilaabeen tabcashada beeraha. Dadkan ayaa sheegay in haddii…