1 daqiiqo Sheeko:Dalka 4 Madaxweyne Dowlad Goboleed Oo Kismaayo Ku Hoyanaya Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose waxaa caawa ku sugan madaxda dowlad goboleedyada halkaasoo uu maalinka berri ah uga furmayo shirka gollaha Iskaashiga dowlad goboleedyada. Shirkani oo horay uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Guddoomiyaha Cusub Ee Garoowe Oo loogu Baaqay Soocelinta Bilicda Magaalada Guddoomiyeyaasha Xaafadaha Garoowe ayaa ka dalbaday guddoomiyaha cusub ee magaaladaasi inuu wax ka qabto arrimaha la xiriira dib usoo celinta bilicda magaaladaasi. Muxubo Maxamuud, guddoomiyaha xaafadda Horseed ee Garoowe ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweyne Xaaf Oo Gaarey Kismaayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaf iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow waxay gaareen magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbad Hoose. Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qareen Kenyaan Ah Oo Soo-jeediyey In La Mideeyo Soomaaliya Iyo Kenya, Dalkee Ayuu Madaxweynaha Siiyey ? KARANJA KABAGE oo ah Qareen ka tirsan maxkamadda sare ee Kenya ayaa maanta waxaa uu ku qoray jariidadda afka dheer Daily Nation inay haboontahay inay midoobaan dalalka Soomaaliya iyo Kenya,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xildhibaan Warsame “DFS Waxay Culeysyo Saartay Hirshabeelle” Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Hirshabeelle ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka in ay culeyso siyaasadeed saartay maamulkaasi. Xildhibaan Cabdirashiid Cabdixakiin Warsame oo ka mid ah mudanayaasha baralamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Dhageyso: Xildhibaan Ku Eedeeyay Waare Inuu Diiday La Shaqeynta DFS Xildhibaan Aadan Cabdi Faarax (Kala-Dire) oo isna ka mid ah baarlamaanka Hirshabeelle ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News ayaa madaxweyne Waare ku eedeeyay in uusan waxba ka qaban howlihii loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Jubbaland Oo Ka Hadashay Khilaafka Kala Dhaxeeya Dowladda Federaalka Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo maanta saxaafadda kula hadlayay magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay cilaaqaadka liita ee kala dhaxeeya dowladda federaalka Soomaaliya. Wuxuu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Gedo: Dagaal iyo Qaraxyo Ka Dhacay Wararkii ugu dambeeyay ee Goobjoog News ay ka helayso gobolka Gedo ayaa sheegaya in xaaladda degaanno ka mid ah gobolkaasi ay tahay mid deggan. Deganaanshiyaha ayaa ka dambeeyay markii dagaallo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Muuse Biixi Oo Daahfuray Tiro Koobka Hantida Ma Guurtada Ah Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta daah-furay Xog Ururinta iyo Tiro-koobka Hantida Maguurtada ah ee Dawladda oo ay wasaaradda Hawlaha guud, dhulka iyo guryeyntu ka samayn doonto gobolada Somaliland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Ganacsato Soomaaliyeed Oo Lagu Boobay Hantidooda Koonfur Afrika, Codsina U Diray DFS Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Koonfur Afrika ayaa ka codsaday dowladda federaalka iney wax ka qabato dhibaatooyinka loogu geysanayo dalkaasi. Yaxye C/casiis oo ka mid ah ganacsato hantidooda lagu…