2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Gal-dacwadeed Laga Gudbiyey…Maxaa Ka Dhalan Kara Aamusnaanta Muqdisho? Safiirka Soomaaliya ee midowga Yurub Dr Cali Saciid Fiqi ayaa ugu baaqay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya inay ka hortagto “dhaawac soo gaara sumcaddeeda”, tilaabadan ayaa ka dambeysay kadib markii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo ka faa’idaysanaysa Sanduuqa $60ka bilyan ee Shiinuhu u qoondeeyey Afrika Waxaa si rasmi ah magaalada Beijing uga furmay Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika oo kulmisay 53 qaran oo Afrikaan ah, Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika. Waddanka Shiinaha, oo ka duulaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Madaxda Dowlad Goboleedyada Oo Maanta Ka Furmaya Kismaayo Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose uu ka furmo shirka madaxda dowlad goboleedyada. Isniintii shalay ayeey ahayd in shirkan uu furmo balse…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Aqoonyahan Sheegay In Suurtagal Tahay Shiinaha Inuu Cunaha Qabto Dhaqaalaha Africa Aqoonyahan Maxamed Maxamuud Caalim oo ka faallooda siyaasadda arrimaha gobolka Afrikan ayaa wax ka weydiinay shirka magaalada Beijing uga furmay dalka Shiinaha iyo qaaradda Afrika. Shirkani oo la magac baxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: K/galbeed Oo Lagu Eedeeyey Iney Dayacday Magaalada Marka Guddoomiyihii hore ee dowladda federaalka magaalada Marko oo sheegay in Koonfur Galbeed ay magaaladaasi u soo wakiilatay ayaa eedeyn u jeediyay maamulkaasi. Maxamed Cismaan Yariisoow oo soo noqday guddoomiyaha magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Looga Hadlay Kulankii Ay Yeesheen Guddiga Amniga? Kulanka todobaadlaha ah ee guddi hoosaadka amniga golaha wasiirrada oo uu shir guddoomiyay ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa looga hadlay arrimaha ammaanka, dib-u-habaynta ciidanka iyo dardar-gelinta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamullada Oo Casuumay Keating (Sabab)? Sida ay sheegayaan warar horudhac ah oo Goobjoog News ay ka heleyso magaalada Kismaayo, madaxda dowlad goboleeyada shanta ah ayaa shirkooda gollaha iskaashiga ku casuumay ergeyga gaarka Qaramada Madoobe u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Haweenka Puntland Oo Diray Baaq Ku Saabsan Soo Xulista Baarlamaanka Cusub Ururka haweenka Puntland ayaa baaq ka soo saaray soo xulista xildhibaannada maamulkaasi oo muddo kooban ay ka harsan tahay. Xilli Puntland ay ku soo fool leedahay doorashada baarlamanka Puntland bilaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Danjire Keating Iyo Madaxda Maamullada Oo Ku Kulmay Kismaayo (SAWIRRO) Ergayga gaarka ah ee u qaabilsan Soomaaliya Qaramada Madoobe Micheal Keating ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo. Keatint ayaa shir albaabada ay u xirnaayeen la qaatay madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Soomaaliya kuwaasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Shirkii Maalgashiga Oo Furmay Iyo Shiinaha Oo Ballan-qaad U Sameeyay Afrika Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb galay furitaanka wada-hadallada heerka sare ee Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika (FOCAC) oo ay martigelinayso magaalada Beijing ee caasimadda…