1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Ogow Lo’da Laga Keenay Dibadda Oo Dalka Lagu Xanaaneeyo Lo’ laga keenay dalka Holland ayaa waxaa lagu xanaaneeyaa duleedka Magaalada Muqdisho, waxaana dalka keentay Shirkad lagu magacaabo Som Milk. Lo’dan maalintii labo jeer ayaa la lisaa waxaana lisiddeeda loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Asmara: Farmaajo, Abiy Axmed Iyo Isaias Afwerki Oo Maanta Kulmaya War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ay maanta ay magaalada Asmara ku kulmayaan hoggaamiyeyaasha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed Iyo madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki . Yamane G.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo: Shirka Madaxda Dowlad Goboleedyada Oo Maalintii Labaad Galay Waxaa maalintaa Labaad u galay shirka madaxda dowlad goboleedyada ay ku leeyihiin magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. Madaxda dowlad goboleedyada ayaa furitaankii shirkan waxay ka jeediyeen hadallo ay inta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Siyaasi Soomaaliyeed Oo Dowladda Ugu Baaqay La Shaqeeynta Maamullada Dalka Siyaasi Axmed Shire Falagle oo kamid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa Goobjoog News uga warramay shirka Kismaayo uga furmay madaxda maamul goboleedyada dalka. Shirka oo madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Soomaaliya ee shanta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: MW Xaaf “Dowladda Waxaa Ka Soo Hartay Xaaf Ha Baxo” Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo khudbad ka jeediyey Shirka Golaha Iskaashiga dowlad Goboleedyada ayaa aad u dahliilay madaxda sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya. Mudane Geelle…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxweynaha Hirshabeelle Waare Oo Rajo Xumo Ka Muujiyay Mustaqbalka Dalka Guddoomiye xigeenka Golaha iskaashiga Maamul Goboleedyada ahna Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare oo isna khubad ka jeediyay shirkii maanta ayaa si cad u qiray in taariikhdii Soomaaliya iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: MW Axmed Madoobe “Dalku 3 Qof Ma Xukumi Karto” Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, mudane Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa khudbad kulul ka jeediyay furitaanka Shirka Gollaha Iskaashiga maamullada dalka kaasoo maanta ka furmay magaalo xeebeedka Kismaayo. Shirka gollahani lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Dhageyso Madaxweyne Gaas Oo Dowladda Ugu Baaqay Inay Tixgeliso Nidaamka Awoodeed Madaxweynaha Puntland, ahna Guddoomiyaha Madasha Iskaashiga Dowladdaha xubnaha ka ah Dowladda Fadaraalka Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 04 Sep 2018 si rasmi ah Kismaayo uga furay shirka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Lix Ruux Oo Maanta La Dilay Wararka soo gaaraya mareegta Goobjoog News ayaa sheegaya in maanta oo Talaado ahayd kaliya gudaha magaalada Muqdisho siyaabo kale duwan loogu dilay ugu yaraan lix qof oo isugu jira askar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Shacabka Jowhar Oo Ka Hadlaya Isbedel Lagu Sameeyay Garsoorka Sahacabka Magaalada jowhar ayaa soo dhaweeyay isbadal lagu sameeyay garsoorkii maamulkaas,oo cabashooyin badan kajirtay. Madaxweynaha maamulkaas Maxamed Cabdi Waare ayaa isabdal ku sameeyay garsoorka shabeellaha dhexe, kadib markii uu sheegay…