1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: DR Saciid Ciise Oo Ka Hadlaya Doorashada Soomaaliya 2020-ka Kulan maanta Muqdisho ay ku qabteen Xisbiga Dadka ayay ku sheegeen in Doorashada Qof iyo Codka ah loo baahan yahay in la qabto, si Axzaabta ay uga qeyb galaan nidaamka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska CXD Oo Ka Hadlay Odayaal Ku Xiran Gobalka Galgaduud Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo wax-garadka kasoo jeeda Galmudug ayaa dedaallo xooggan ugu jira sidii ay xorriyaddooda u heli lahaayeen ku dhawaad 60 Qof oo u badan Odayaal, kuwaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Dagaal Beeleed Ka Qarxay Gobolka Sool. Wararkii ugu dambeeyay oo ay Goobjoog News ka heleyso gobolka Sool ayaa sheegaya in ay yara deggan tahay xaaladda degaanka Dhumay ee duleedka magaalada Laascaanood. Deganaanshiyaha ayaa imaanaya iyadoo shalay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Calanka Iyo Magaca DDSI Oo La Badalay Baarlamaanka deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa maanta ansixiyay in dib loo soo celiyo calankii hore ee xiddigta 5-ta Soomaaliyeed iyo in magaca deegaanka laga dhigo “Somali Regional State”. Arrintan ayaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Geelle Oo Soo Dhoweeyey Dabeysha Nabadeed Ee Geeska Afrika Kadib booqashada wasiirrada arrimaha dibadda ee Soomaaliya, Itoobiya iyo Eretrea ee dalka Djibouti iyo dhex-dhexaadinta ay wadeen, waxaa la sheegayaa in Djibouti ay arrinkaasi si fiican u soo dhoweysay. Colaadda Labada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Sicir Barar Ka Jira Suuqyada Garoowe Sayladda Xoolaha Garowe ayaa waxaa saamayn ku yeeshay sicir bararka ka jira Garowe , iyadoo dollarku oo kor u kacay. Yusuf Taleex oo ka mid ah dalaaliinta Waaweyn ee ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: 4 Qodob Oo Ay Ku Heshiiyeen Soomaaliya, Itoobiya Iyo Eritrea Dalalka Ethiopia, Somalia iyo Eritrea oo la sheegayo inay wadaagaan darsinnimo, taariikh, dhaqan iyo diin ayaa waxyaabaha ay madaxdooda ku heshiiyeen waxaa ka mid ah: in la ixtiraamo madaxbannaanida, qarannimada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirrada Arr/ Dibadda Soomaaliya , Itoobiya iyo Eretrea Oo Ku Sii-jeeda Djibouti Wasiirrada arrimaha dibedda ee Dowladaha Soomaaliya , Itoobiya iyo Eretrea ayaa la filayaa in ay dhawaan kulan Saddex Geesood ah ku yeeshaan Magaalada Jabuuti ee Caasimadda Dalka Jabuuti. sida ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Kismaayo Oo Gebogebo Maraya Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose waxaa maalintii Saddexaad ka soconaya shirka madaxda dowlad goboleedyada kaasi oo arrimo badan looga hadlayo. Shirkan oo maraya heer gebogebo ah ayaa xalay waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Norway OO 1,600 Qaxooti Soomaali Ah Dib U Soo Celineysa Kooxaha u dooda xuquuqda qaxootiga ayaa dowladda Norway ku cambaareeyey go’aankeeda ah in 1,600 Soomaali ah oo magan-galyo ahaan u joogay dalkeeda ay u soo tarxiileyso Muqdisho kadib markii ay…