1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Wadatashi Ugu Yeeray Madaxda Dowlad Goboleedyada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir wadatashi ah ugu yeeray Madaxda Dowlad Goboleedyada. Shirkaas oo ka dhici doona magaalada Muqdisho 17ka ilaa 18ka Sebteembar, 2018 ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Qoysas Ka Soo Barakacay Colaadda Marko Oo Xaalad Liidata Wajahaya Ku dhowaad 500 oo qoys oo ka soo hayaamay colaado ka jira qeybo kamid ah gobolka Shabeellaha Hoose ayaa ku tacdareysan magaalada Muqdisho. Qoysaskani oo u badan carruur, haween iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Telfoon Kula Hadlay Geelle Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa qadka taleefanka kuwada hadlay ayaa iska xog wareystay xaaladda amni iyo siyaasadeed ee Geeska Afrika…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Rajo Ka Muujiyey In Ay Dib U Bilowdaan Wadahadalladii Soomaaliya Iyo Somaliland Mudane ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa rajo ka muujiyey in dib u billowdaan wadahadalladii dowladda iyo maamulka Somaliland. Xildhibaan Biixi Iimaan oo wareysi siiyey Goobjoog News…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho Iyo Ankara Oo La Mataaneeyey Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Yarisow ayaa 5tii bishan waxaa heshiis lagu Mataaneynayo Muqdisho iyo Ankara la saxiixday dhiggiisa Duqa Ankara Prof Mustafa TUNA . Arrintan ayaa dhacday xilli Yariisow…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Haramcad La Badbaadiyay Oo Geeriyooday Dr Laurie Marker oo ah haweenay ka shaqaysa daryeelka xayawaanka Haramcad ayaa waxay ku guulaysatay in ay badbaadiso 49 Haramcad kuwaaasi oo ay wateen dadka tahriibiya Duurjoogta, gudaha Somaliland. Wargeyska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AKHRISO: Dowlad Goboleedyada Oo Hakiyey Xiriirkii Ay La Lahaayeen DFS War-murtiyeed laga soo saaray shirkii golaha iskaashiga ee dowlad goboleedyada ayaa lagu sheegay in lagu hakiyey xiriirkii ka dhaxeeyey dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada. Waxa ay dowlad goboleedyada sidoo kale…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Yaa Run Sheegaya Dowladda Federaalka Ah Iyo Dowlad Goboleedyada?! Wasaaradda maaliyadda qoraal ay 5-tii bishan u dirtay dowlad goboleedyada iyo Banaadir waxaa ay ku sheegtay in loo baahanyahay xisaabcelin la xiriirta isticmaalka u gudbiso dowlad goboleedyada gaar ahaan inta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bangiga Adduunka Oo Soomaaliya Ka Fulinaya Mashruuc Ay Ku Baxeyso $ 9 million Dowladd federaalka ah ee Soomaaliya iyo bangiga adduunka ayaa bilaabay mashruuc lagu dhisayo kaabayaasha dhaqaale ee Soomaliya. Mashruucan oo la magac-baxay “SURP” oo ah dhismaha kaabayaasha dhaqaale ee magaalooyinka waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Qaar Kamid Ah Xildhibaannada Puntland Oo Baaq Nabadeed Ka Diray Coladda Sool. Maamullada Puntland iyo Somaliland, oo dhinacyada dirirta u dhaxeysa ay dhex-degan yihiin ayaa lagu eedeeyay inaysan xil iska-saarin, islamarkaana muhiimad siinin xalinta colaadda dhiiga ku daadanaya. Xildhibaanno katirsan Baarlamaanka dowladda…