1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Shacabka Garoowe Oo Ka Hadlay Sida Ay U Arkaan Shirka Shanta Dowladood Ee Kismaayo Shacabka Garowe oo Aragti ka dhiibtay Shirkii Kismaayo Ugu Soo dhamaaday Madaxda Maamul-Goboleedyada shanta ah ee dalka. Sidoo kale waxay ka hadleen Baaqii Madaxwayne Farmaajo uu u diray madaxweynayaasha maamullada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Waxgaradka Mudug Oo Ka Horyimid Go’aankii Ay Maamul Goboleedyada Ku Hakiyeen Xiriirkii Dowladda Dhexe Waxgaradka gobolka Mudug ayaa ka horyimid go’aankii ay maamul goboleedyada ku hakiyeen xiriirkii ay la lahaayeen dowladda Dhexe. Waxa ay sheegeen in ka waxgarad ahaan aanay aqbali doonin arrintaasi, iyaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axsaabta Dalka Oo Taageeray Warmurtiyeedkii Ka Soo Baxay Dowlad Goboleedyada Dalka Axsaabta Siyaasadda ee dalka ayaa War saxaafadeed ka soo saaray warmurtiyeedkii shalay ka soo baxay Madaxda Maamul goboleedyada dalka kaasi oo ahaa in ay hakiyeen xiriirkii wadashaqeyneyd ee ay lalahaayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xil ka Qaadis Lagu Sameeyay Duqii Degmada Buulo Burde Wasaaradda arrimaha gudaha Hirshabelle ayaa xil ka qaadis ku sameysay duqii degmada Buulo-burde iyadoo xilkaasi loo magacaabay mas’uul cusub. Wasaaradda ayaa dalbatay in lala shaqeeyo duqa cusub ee loo soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Admiral Khaliif Idiris “Maamul Goboleedyada Xaq Ayeey u Leeyihiin Iney Xiriirka Ka Jartaan DFS” Admiral Khaliif Idiris Cismaan oo ka mid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed ayaa isaga oo ku sugan gobolka Hiiraan waxa uu sheegay in dowlad goboleedyada xaq u leeyihiin iney xiriirka ka jartaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Aqoonyahan Sharci Darro Ku Tilmaamay Go’aankii Dowlad Goboleedyada Ka Qaateen DFS Aqoonyahan C/raxmaan C/laahi Dhubbad (Daqare) oo ku taqsusay maamulka iyo maareynta hay’adaha dowliga ah ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News ku sheegay in dambi qaran ay tahay go’aankii ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guterres: Dalalka Geeska Afrika Waxaan Ku Taageereynaa Ka Miro-dhalinta Natiijada Heshiiska Djibouti António Guterres, xogheyaha guud ee Qaramada Midoobey ayaa soo dhoweeyey kulankii Khamiistii ka dhacay Djibouti kaas oo dhex-maray wasiirrada arrimaha dibadda ee Eritrea, Ethiopia, Somalia iyo Djibouti. Kulanka ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe“Xisaab celinta dowladda waxaan ka siineynaa Social Media” Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa sheegay in dowladda dhexe ay qoraal ku aadan in xisaab celin soo sameeyaan maamul goboleedyada ugu soo qortay baraha bulshada, iyaguna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Gobolka Banaadir Oo Burburiyey Dhisme Jardiin Oo Horey Looga Guuray Maamulka gobolka Banaadir ayaa xalay burburin ku sameeyey dhisme horey looga sameystay jardiinkii KM-4 ee magaalada Muqdisho, kaasi oo muddo badan aan la isticmaalin. Jardiinkan ayaa horey waxaa u dhistey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Oo Dhammaan Darajooyinkii Ciidan Ka Qaaday Taliye Ku Xigeenkii Hore Ee NISA Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka dhigay dhammaan darajooyinkii ciidan, kana ruqseeyay hay’adda nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Sarreeye Guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed keddib soojeedin ka…