1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Duqeyn Ka Fuliyay Bartamaha Soomaaliya Hoggaanka Mareykanka ee Afrika ayaa sheegay in ciidamada Mareykanka iyo kuwa Soomaaliya ay la kulmeen weerar intii ay kugada jireen howlgal ka dhan ah Alshaab kaasi oo dhacay bartamaha Soomaaliya.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Walaac Laga Muujiyay In Doorashada Baarlamaanka Somaliland Qabsoonto Xarunta Daraasaadka Siyaasadda ee marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaano CPA ayaa walaac ka muujisay in doorashada Baarlamaanka iyo Deegaanka ee Somaliland ay waqtigii loo asteeyay ku qabsoomaan taasi oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Sababta Bangiga Adduunka Uga Digay Khatarta Lacagaha Taleefonada Warbixin uu bangiga adduunka todobaadkan ka soo saaray dhaqaalaha Soomaaliya waxaa uu ku sheegay 2 khatar oo haddii aanu maamulka Farmaajo wax ka qaban laga dhaxli-doono cawaaqib xumo. Lacagta Mobilka:…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Bangiga Adduunka Oo Ka Digaya In Khilaafaadka Siyaasadeed Ay Carqaladeyn Karaan Cafinta Deymaha Bangiga Adduunka oo todobaadkan soo saaray warbixintiisa 3aad ee dhaqaalaha Soomaaliya ayaa ka digay in loolanka u dhaxeeya dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada uu dib u dhigo karo ama…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas “Cod Iyo Qof Waxaa Qabaneynaa 2024-ka” Madaxwaynaha dowlad goboleedka Puntland DR Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) oo daah furay Shirweynaha Hanaanka Dimuquraadiyadda, Maamul Wanaagga iyo Horumarinta ka qayb galka Bulshada ee go’aamada Puntland kaddib kulan ballaaran oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Adis Ababa: Farmaajo Iyo Mustafe Cagjar Oo Kulmay Waxaa goordhow soo dhammaaday kulan ay yeesheen madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo hoggaamiyaha ‘Somali State” ee deegaaka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar (Mustafe Cagjar) . Sida ay Goobjoog News u…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Faah-faahinta Barnaamijka Farmaajo Ee “Is-xilqaan”, Qaabka Fulinta Iyo Lacagaha Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa uu furitaanka kalfadhiga 4aad ee golaha shacabka ku daah-furay barnaamijka ” Is-xilqaan”, kaas oo ah mid uu dadka ugu baaqayo in si iskaa wax ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Warfaafinta Galmudug Oo Sheegtay In DFS Ku Hayso Farogelin Toos Ah Wasaaradda warfaafinta Galmudug ayaa sheegtay in dowladda dhexe ay farogelin ku hayso maamulkooda, islamarkaana iska horkeeneyso shacabka ku dhaqan deegaannada Galmudug. Wasiirka wasaaradda wasaaraddan, Maxamuud Cismaan ayaa sheegay in dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Mooshin Ka Gudbiyey Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Guddoomiye ku xigeenka Koobaad ee baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed ayaa sheegay in uu gacanta ku hayo mooshin laga soo gudbiyey guddoomiyaha baarlamaankaasi Cali Gacal Casir. Waxa uu sheegay Xareed…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Saameynta Dhacdadii September 11, 2001-kii Iyo Soomaaliya 11/9/2001-dii: Maalintaas 19 Dhalinyaro ah ayaa afduubay diyaardo rakaab rayid ah siday, American Airline dulimaad-ka 11-aad ayaa dhex gashay dhismaha Waqooyiga xiga ee daarihii mataanaha ahaa (twin towers), halka United Airline…