1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Guddiga Aqalka Sare u Direy Jubbaland Oo La Kulmay Axmed Madoobe Guddiga aqalka sare u saaray xog ururinta tabashada uu qabo maamulka Jubbaland ayaa maanta waxa ay la kulmeen madaxweynaha maamulkaasi Axmed Maxamed Islaam Madoobe. Axmed Madoobe oo hadal kooban jeediyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sh/dhexe: Beeraley Ka Cabaneysa Wax Soo-saar La’aan Dadka beeraleyda ah ee ku dhaqan Tuulada Baarey ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay in aanay haysan dalag ay beertaan, islamarkaana Labadii sano ee lasoo dhaafay aanay waxbo tabcan, kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga Oo Heshiisiinaya Djibouti iyo Eritrea, Shalay Loolankii Itoobiya Iyo Eritrea Ayuu Dhammeeyey Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta gaaray Boqortooyada Sacuudi Carabiya, halkaasoo la filayo inuu kula kulmo dhiggiisa Eritrea Isaias Afwerki. Dalalka Djibouti iyo Eritrea, waxaa ka dhaxeeya loolan xagga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka W/arr. Gudaha: Waxaan Gacan ku siin-doonna Dowlad Goboleedyada Doorasho Hufan, Xor Ah Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalaynta iyo dib u heshiisiinta oo maanta soo saartey war saxaafadeed ayaa ku sheegtay inay si dhow ula socoto doorashooyinka ka dhacaya dowlad goboleedyada isla markaana ay gacan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabelle: Cabsi Laga Muujinayo In Uu Fatahaad Sameeyo Wabiga Maamulka Hirshabelle ayaa cabsi ka muujiyey in Webiga Shabelle ku fataho deegaanno ka mid ah gobolka Shabellaha Dhexe. Wasaaradda Beeraha maamulkaasi ayaa sheegtay in Wabiga oo biyo badan keenay ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Amniga Oo Baaqday Iyo Aqalka Sare Oo Wado Dadaallo Bad-baadin Ah Waxaa maanta baaqday shirkii amniga uu horay ugu baaqay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Shirkan ayaa waxaa uu qorshuhu ahaa inuu Muqdisho ka dhaco September 17- 18-ka, si looga arrinsado…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo Ka Horyimid In La Dhexgalo DFS iyo Maamul Goboleedyada Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka horyimid in gacan Saddexaad ay soo kala dhexgasho dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada oo khilaaf xooggan ka dhaxeeyo. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wasiirka Beeraha Hirshabeelle Oo Goobjoog News Kaga Warramay Cabsida Fatahaadda Wabiga Wasiirka beeraha dowlad goboleedka Hirshabeelle Xasan Axmed Muudeey ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News kaga hadlay casbida laga qabo fatahaad uu iminka sameeyo wabiga Shabeelle ee mara gobollada Hiiraan iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Ku Dhowaad 10 Kun Oo Qoys Oo Xaalado Nolol Xumo Ay ku Heysato Afmadoow Guddoomiyaha degmada Afmadoow Maxamed Dhaqane Cabdi oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in qoysas ka soo laabtay xeryaha qaxootiga wadanka Kenya sida Xagardheer, Dhadhaab iyo IFO ay gaareen dhowaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Ka Socda Aqalka Sare Oo Gaaray Caasimadda Puntland Ee Garoowe (Dhageyso+Sawirro) Wafdi ka socda aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad goboleedka Puntland, kaasoo halkaasi loogu diray xal u helidda khilaafyada ka dhex jira…