2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer: Farmaajo Ma Tagi Karo Mareykanka Isaga Oo Madaxweyne Soomaaliyeed Ah!! Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sanadkii 2aad ka baaqday shirka Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa sababo la xiriira dhalashadiisa Mareykanka ah. Wasiir arrimaha dibadda Axmed Ciise Cawad ayaa u kicitimay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Sanadkii 2aad Ka Baaqday Shirka Jimciyadda Qurumaha ka Dhexeysa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sanadkii 2aad ka baaqday shirka Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa sababo la xiriira dhalashadiisa Mareykanka ah. Wasiir arrimaha dibadda Axmed Ciise Cawad ayaa u kicitimay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka IMF: Dowladda Soomaaliya Waxaa U Socda Wejiga 3aad Ee Barnaamijka SMP Saraakiil ka socota hey’adda lacagta adduunka ee IMF, uuna hoggaaminayo Maxamed H. El-xage ayaa soo gabagabeeyey booqasho ay ku yimaadeen magaalada Nairobi September 15–20 iyaga oo u kuul-galay horumarka ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Shir Is Faham Ah Ugu Yeeray Madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isugu yeeray madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug si loo soo afjaro xaaladaha siyaasadeed iyo amni ee kasoo cusboonaaday deegaannadaas. Madaxweynuhu waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tanzania: Cabsi Laga Qabo In 200 oo Qof Ku Dhinteen Markab Marayey Lake Victoria Waxaa isa soo taraya cabsi laga qabo in 200 oo qof ay ku dhinteen markab ku quusay badda yar ee “Lake Victoria”. Wararka qaar ayaa sheegaya in markabka ay saarnaayeen…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Xukuumadda Iyo Mucaaradka Oo Ka Heshiiyey Doorashooyinka Goleyaasha Deegaanka Iyo Baarlamaanka Somaliland, xukuumadda iyo xisbiyada ayaa ku heshiiyey inay guddi u saaran is mari waaga ka taagan doorashada goleyaasha deegaanka iyo baarlamaanka. Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Syalici, Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Michael Keating: Haddii Ay Somaliland Sameyn Karto, Soomaaliya Waa Ay Sameyn Kartaa Wakiilka sii baxaya ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating oo wareysi siiyey barnaamijka GMT ee BBC News, isla markaana ka hadlayey doorashada 2020-ka ayaa sheegay in haddiiba qof iyo cod…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gollaha Iskaashiga Oo U Jawaabay Waare War qoraal ah oo ka soo baxay gollaha iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa lagaga hadlay warkii maanta saxaafadda uu Muqdisho ugu sheegay madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare. Madaxda dowladaha kale ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waare Oo Heshiis La Gaaray Villa Somalia Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku dhawaaqay inuu heshiis la galay dowladda Federaalka, kaddib wada hadalo maalmihii la soo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho. Maxamed Cabdi Waare …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amiirka Qatar oo Saxiixay Labo Heshiis oo ay wada galeen Soomaaliya iyo Qatar Sheekh Tamim bin Hamad Al Thani oo ah Amiirka Dalka Qatar ayaa saxiixay labo Heshiis oo hore ay u wada galeen Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar. Sida ay qortay SONNA, Heshiiska…