1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Culimada iyo Haweenka Soomaaliyeed Oo Cambaareeyey Falkii Lagu Gubey Muwaadinka Soomaaliyeed Culimada Soomaaliyeed iyo Ururada udooda xuquuqda haweenka iyo carruurta ayaa si wadajir ah u cambaareeyey falkii lagu gubay muwaadinka Soomaaliyeed. Waxa ay si wada jir ah u sheegeen in falkaasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Buubaa “Wada Hadalladii Somalia Iyo Somaliland Waa In Dib Loo Furaa” Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Ismaaciil Hurre Buubaa haddana ka tirsan madaxda xisbiga mucaaradka Waddani ee Somaliland oo wareysi siiyay Goobjoog News ayaa kaga hadlay wada hadalladii Soomaaliya iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Addisababa: 1,204 Ruux Ayaa La Xirxiray Taliska booliska magaalada Addisababa ayaa shaaca ka qaaday in dad fara badan loo xirxiray mudaharaadyo rabshado watay oo ka dhacayay maalmihii dambe magaaladaasi. Tirada boolisku ay xirxireen oo lagu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Ogow Dakhliga Ay Dowladda Federaalka Ah Ka soo Xareyso Dekadda Xamar? Maxamed Sheekh oo dekadda Xamar u qaabilsan warbaahinta ayaa Goobjoog News u sheegay in dakhliga guud ee dekadda ka soo xarooda uu gaaryo $10 Mliyan. Maxamed waxaa uu intaasi ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qalbi Dhagax oo lagu soo dhoweeyey Hargeysa Magaalada Hargeysa ee Somaliland waxaa maanta gaaray xubno ka mid ah jabhadda ONLF oo uu hoggaaminayey C/kariin Qalbi Dhagax. Waxaa halkaasi kusoo dhoweeyey wasiirro, xildhibaanno iyo siyaasiyiin Somaliland ah, iyadoo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso Sharciga: Dalkee Ayuu Farmaajo Daacad U Yahay, Mareykanka Mise Soomaaliya?! Sida ay qortay wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka waaxdeeda qunsuliyadaha, waxaa jira shaqooyin ay muwaadiniinta Mareykanka ku lumin karaan dhalashada dalkaasi haddii ay ka qabtaan dal ajnabi ah. Qofka Mareykanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Albayrak: $10 Milyan Ayaan Bishii Ka Soo Saarnaa Dekadda Muqdisho Shirkadda dhismaha Turkiga ee Albayrak, ee maamusha dekadda Muqdisho ayaa shaaca ka qaaday inay bishii ay dekadda ka soo sooraan $10 Mliyan. Axmed Sami Isler, oo ka tirsan maamulka shirkadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka B/weyne Oo Ammar Kasoo Saaray Dhulalka La Kala Iibsado Maamulka magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa soo saaray ammar cusub oo ku aadan dhulalka sida sharci darrada ah loo kala wareegsado. Duqa B/weyne, Cali C/qaadir Sandheere iyo agaasinka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Degmada Waaberi Oo Sanadkii Labaad Ku Guuleystay Koobka Kubadda Cagta Ee Gobolka Banaadir Waaberi ayaa xalay sanadkii Labaad oo xiriir ah loo Caleemo saaray Koobka Degmooyinka Gobolka Banaadir kaddib markii ay gool madi ah uga badisay Shibis. Qeybta hore ee ciyaarta ayeey la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Aqalka Sare Oo Loo Gudbiyay Tabashooyinka Galmudug Ee Xukuumadda Muqdisho Guddoonka Gollaha Aqalka Sarre ee Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa si rasmi ah loogu wareejiyay warbixin ka timid hoggaanka u sarreeya dowlad goboleedka Galmudug. Warbixintani oo loo soo dhiibey…