1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Khudbadda MW Hore Xasan Sheekh Oo Loo Doortay Isbahaysiga UPD Guddoomiyaha cusub ee xisbigani heysta aqlabiyadda baarlamaanka federaalka Soomaaliya, madaxweynihii siddeedaad ee dalkani mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay madasha ayaa sheegay in Alle uu ka baryayo in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyihii Gollaha Dhexe Ee Kulmiye Oo Xilkii Laga Qaaday Guddoomiyihii gollaha dhexe ee xisbiga talada haya ee Somaliland mudane Jaamac Ismaaciil Cige(Shabeel) ayaa maanta xilkii iyo xubinimadii xisbigaba laga xayuubiyay, kaddib kulan ka dhacay magaalada Hargaysa. Fadhiga ay gollaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Ka Dhacay Muqdisho Shacab u badan Kalluumeysato ayaa maanta waxa ay dibadbax ka dhigeen degmada C/casiis illaa taalada Daljirka Daahsoon ee magaalada Muqdisho. Dadkan ayaa ka cabanayey sida ay sheegeen Kawaankii Malayga degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Jaamacadda Culuumta Caafimaadka ee Racep Tayip Erdogan Oo Rasmi Loo Furay Jaamacadda Culuumta Caafimaadka ee Racep Tayip Erdogan oo furneyd tan iyo 2016-kii, isla markaana ay dhigtaan 270 arday ayaa maanta si rasmi ah loo furay. Xafladda furitaanka oo hadda ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cawad: Al-shabaab iyo Al-qaa’ida Ma Hayaan Fikrado Soo Jiita Dadka Wasiirka arrimaha Dibedda Somalia Axmed Ciise Cawad oo sabtidii ka hadlay kulanka sanadlaha ah ee jimciyadda qurumaha ka dhaxeysa ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin argixisada, horumarrada jira, AMISOM, sidii Soomaaliya looga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barakacayaal Ku Sugan Dayniile Oo Cabanaya Barakacayaal ku sugan degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa ka cabanaya xaalad adag oo dhanka nolosha ah, waxaana ay sheegeen iney u baahan yihiin gurmad bini’aadannimo. Qaar ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qalbi Dhagax Oo Gaaray Boosaaso, Shakina Geliyey Imaanshihiisa Muqdisho C/kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax ayaa maanta waxaa lagu soo dhoweeyay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Qalbi Dhagax oo ka mid ah jabhadda ONLF ayaa ka yimid magaalada Hargeysa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaliimo Yarey Oo Ka Hadashay Suurtagalnimada Doorasho Dalka Ka Dhacday 2020 Guddoomiyaha guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka Xaliimo Ismaaciil Yarey ayaa sheegtay in uusan guddiga doorashada laheyn qorshe Labaad oo ka bedalan midka lagu ballamay ee ahaan in dalka laga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: DR Culusoow Oo Ka Hadlay Saameynta Miisaaniyaddii Somalia La Siinayay Oo Hoos U Dhacday Maxamud Maxamed Culusoow oo ah khabiir dhanka dhaqaalaha ah oo wareysi siiyay Goobjoog News ayaa kaga hadlay hannaanka maaliyadeed ee Soomaaliya iyo deeqaha dhaqaale oo caalamku uu ku baritaaro dalka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdi Cumar Oo Codsi U Diray RW Abiy Madaxweynihii hore ee dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa codsi ku aadan in xoriyaddiisa uu dib u helo u diray hoggaanka xukuumadda federaalka ee dalkaasi. Cabdi Maxamuud Cumar…