1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqa Muqdisho oo Mamnuucay in Dekadda Muqdisho Laga Soo Dejiyo Mooto Bajaaj Wareegto uu soo saaray Guddoomiyaha mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa lagu mamnuucay in dekadda Muqdisho laga soo dejiyo mooto Bajaaj cusub. Guddoomiye Yariisow ayaa sidoo kale Mamnuuucay in waddooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobow “Al-shabaab Waan Ka Tirtiraa K/galbeed” Musharrax madaxweyne K/galbeed, Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo maanta la kulmay xildhibaannada K/galbeed iyo sidoo kale waxgaradka maamulkaasi ayaa ka hadlay arrimo badan. Inkastoo uusan soo hadal qaadin go’aankii wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qatar Oo Bilowdey Dhoofsashada Sagaarada Soomaaliya Dowladda Qatar oo loo sii marinayo safaaraddeeda Soomaaliya ayaa loo ogolaaday inay dalkeeda u dhoofsato duurjoogta nooceedu yahay Sagaaro gaaraya (14 Sagaaro), sidaas waxaa lagu sheegay qoraal ka soo baxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shamsa Shumey Oo Ku Geeriyootey Muqdisho Allaha u naxariistee waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyootey Shamsa Xuseen Shumey oo ka mid ahayd fanaaniinta ugu caansan dalka. Shamso ayaa ka tirsaneyd fanaaniinta hobollada Waaberi, waxaana la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qalbi Dhagax “Waan Dacweyn Karay Labo Ama Saddex Shaqsi Oo Xukunka Haya” C/kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax ayaa magaalada Gaalkacyo ka sheegay in shacabka Soomaaliyeed iyo baarlamaanka federaalka dartiis u daayay dacwad uu ka gudbin lahaa shaqsiyaad uu sheegay in isaga ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Faysal Oo Farriin Adag U Diray Muuse Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka UCID ee Somaliland ENG. ayaa ku dhawaaqay shir beeleed ka dhan ah xukuumadda Muuse Biixi. Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka UCID ee Somaliland ENG. Faysal Cali Waraabe oo maanta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Mucaaridka iyo Muxaafidka oo ku Kala Fog Doorashada Baarlamaanka Sida uu qorshuhu yahay Somaliland waxaa ka dhacaysa sannadka soo socda ee 2019ka doorashada baarlamaanka iyo degaanka taasi oo ku muddaysan 27ka bisha March. Hase ahaatee qabsoomidda doorashooyinkan oo horay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Ka Tirsan Nabad Sugidda Oo Maalintii Labaad Ku Xiran B/weyne Saldhigga magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ku xiran saraakiil ka tirsan Nabad sugidda, waxaana ammarka lagu xirey bixiyey guddoomiyaha cusub ee gobolkaasi Yuusuf Dabageed. Saraakiishan xiran ayaa kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Oo Ka Hadlay Qoraalkii Aqalka Sare Kasoo Saaray Galmudug Golaha iskaashiga dowla dowlad goboleedyada ayaa soo saaray qoraal ay kaga hadlayaan qoraal uu dhowaan aqalka sare kasoo saaray khilaafka ka taagan Galmudug. Goluhu wuxuu sheegay inuu aad uga xun…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoonka Aden Cadde: Shaqaalaha Qeybta Hagista Diyaaradaha Oo Shaqo Joojin Sameeyey Waxaa maanta shaqo joojin sameeyey shaqaalaha qeybta hagista diyaaradaha ee garoonka Aden Cadde ee magaalada Muqdisho. Shaqo joojintan ayaa ka billaabatay khilaaf muddo dheer soo jiitamayay oo u dhexeeyay shirkad…