1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xaggee Buu Marayaa Ololaha Xisbiga Villa Somalia? Raysal wasaare xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta tegay xarunta guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka qaranka. Diinwaagaliyaha xisbiyada qaranka ayuu sheegay in uu ku soo wareejiyay foomka xisbiyada iyo sharuucdooda.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Wasaaradda Waxbarashada Oo Manhajka U Qeybisay 24 Iskuul Oo Ay La Soo Wareegtay Wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare e xukuumadda Soomaaliya Feysal Cumar Guuleed ayaa maanta iskuullada dowladda u qeybiyay buugaagta manhajka ee dhowaan ay diyaarisay wasaaradda waxbarashada Soomaaliya.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka IPSOS: Hoos Ayey u Dhacday Kalsoonida Ay Soomaalida Ku Qabeen Farmaajo iyo Kheyre IPSOS oo shirkad laga leeyahay Mareykanka iyo Farsight Africa Research oo ah shirkad Soomaaliyeed ayaa si wadajir ah u sameeyey baaritaan ah sida ay dadka Soomaaliyeed ugu kalsoon yihiin hey’adaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shil Ka Dhacay Mudug Lix qof ayaa ku geeriyoote shil gaari oo maanta ka dhacay deegaanka Gawaan ee gobolka Mudug. Gaari weyn oo sidey Shamiinto (Sibir) ayaa ku rogmaday wadada u dhaxeysa deegaanka Gawaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Qaxootigii Kasoo Laabtay Xeryaha Kenya Oo Cabasho Ah Boqol iyo Labatan qoys oo ka soo laabtay xeryaha qaxootiga Dhadhaab ayaa sheegay mudadii ay ku sugnaayeen gobolka Gedo ay soo wajahday xaalado adag oo dhanka nolasha ah. Waxa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caalim “Guddiga La Dagaalanka Musuqa Haloo Soo Bandhigo Si Daah Furnaan Ah” Aqoonyahan Maxamed Maxamuud Caalim ayaa sheegay in dowladda dhexe laga doonayo in si daah furan u dhisto guddiga la dagaalanka musuq maasuqa. Waxa uu sheegay Caalim in guddigan tiro ahaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxda Sare Ee Puntland Oo Lagu Eedeeyey Boobka Hantida Dadweynaha Golaha degaanka waqooyiga magaalada gaalkacyo ayaa ku eedeeyay madaxada ugu sareeysa Puntland in ay boobayaan hantida dowladdii dhexe Soomaaliya oo ay ka mid tahay Xeradii siinaay ee ciidanka xoogga dalka.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhuxul Laga Dhoofiyay Soomaaliya Oo Gaartay Dalka Ciraaq Markabka oo sida shixnad dhuxul ah ayaa ka baxey deked ku taalla Koonfurta Soomaaliya iyada oo uu ku xirtey dekad ku taala dalka Ciraaq, sida laga soo xigtey Safiirka Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wariyeyaasha Cadaado Oo Cambareeyey Xarigga Wariye Tooxow Wariyeyaasha ku sugan magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa cambaareeyey xukun ay shalay maxkamad ku taalla Dhuusamareeb ku riddey wariye C/weli Tooxow. Waxa ay sheegeen wariyeyaashan in ay ka xun…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Yuusuf Dabageed “Hiiraan Anigaa Xukuma, Gacan Dhaaf Ma Jiro” Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa sheegay in ay dhammaatay waqtigii madaxda Hirshabelle ogaal la’aan ku kala bedali jireen mas’uuliyiinta degmooyinka maamulkaasi. Wuxuu sheegay Dabageed in…