1 daqiiqo Sheeko:Dalka Banaadir: Akhriso Magacyada Iskuullada Ay Dowladda Maamuli-doonto Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay la wareegtay 24 iskuul oo ku yaalla gobolka Banaadir, sidaasi waxaa sheegay Wasiirka waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulahi Goodax Barre. “Maanta waxaan ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Farmaajo “Siyaasiyiinta Xanaaqsan Dan Kama Lahan Mustaqbalka Soomaaliya” Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa hadal uu ka jeediyey munaasabad looga hadlayey horumarinta waxbarashada waxa uu ka hadlay arrimo ku aadan siyaasiyiinta. Waxa uu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wasiir Bayle Oo Ka Hadlay Lacagta Uu Bankiga Adduunka Ugu Deeqay Soomaaliya Wasiirka wasaaradda maaliyadda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa faah faahiyey lacag $80 Milyan ah oo Bankiga Adduunka ugu deeqay Soomaaliya. Bayle ayaa sheegay in lacagahaasi yihiin kuwo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: DFS Oo Loogu Baaqay In Aqalka Sare u Deyso Xallinta Khilaafka Galmudug Aqoonyahanno Soomaaliyeed ayaa sheegay in dowladda dhexe ay ka war sugto guddiga aqalka sare u diray Galmudug. Waxa ay sheegeen in madaxweynaha uu ku degdegay u yeerista madaxda Galmudug, loona…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Soomaali Qaxooti Ku Ah Kenya Oo Cabanaya Soomaali badan oo qaxooti ku ah xeryaha qaxooti ee Kenya ayaa xilligan ka cabanaya xaalad adag oo dhanka nolosha ah. Qaar ka mid ah dadkan ayaa u sheegay Goobjoog News,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bangiga Adduunka Oo Soomaaliya Ugu Deeqay $80 Milyan, Akhriso Isticmaal-ka Bangiga adduunka ayaa sheegay in maamulkiisu garteen in Soomaaliya la siiyo deeq lacageed, lagana taageero barnaamijka qorshaha bahwadaagga Soomaaliyeed (CPF) oo afar sano ah, si barnaamijka loo fuliyo waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabeelle Oo Xilkii Ka Qaaday Gud. Warshiikh Hirshabeelle ayaa xilkii guddoomiyenimo ka xayuubisay guddoomiyihii maamulka degmada Warshiikh ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Kaddib digreegto kasoo baxday xafiiska wasiirka arrimaha gudaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle, ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Maxkamadda Ciidamada Oo Xukunno Riddey Maxkamadda ciidamada Puntland ayaa manta xukunno kala duwan ku riddey 10 qof oo dambiyo kala duwan loo haystay. Ugu horreyn maxkamadda ayaa eedeysanayaashan kala ah: Xasan Laamow Aadan oo lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Gaas Oo Raali geliyey Koonfur Galbeed Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas ayaa raali gelin ka bixiyey khudbad uu sheegay inuu uga hadlayey Al-shabaab iyo deegaanno uu soo hadal qaaday. War Saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Puntland waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Digniin Loo Direy Shacabka B/weyne Waaxda dhul bixinta dowladda hoose ee magaalada Baladweyne ayaa digniin ka soo saartay is qabqabsiga dhulalka ee magaaladaasi. Agaasimaha waaxda dhul bixinta dowladda hoose ee B/weyne Xuseen Maxamed Fiidoow ayaa…