1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Isbeddal Ku Sameeyay G. Nugaal Madaxweynaha dawlad goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiiskiisa digreeto xilalkii kaga qaaday Gudoomiyihii Gobalka Nugaal mudane Cumar Cabdullaahi Faraweyne iyo Taliyihii qaybta Booliska gobalka Gaashaanle sare Cabdiraxmaan Faarax…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoghaya Joogtada Ee Wasaaradda Batroolka Oo Sharci-darro Ku Tilmaamay Shaqo Joojintiisa Jamaal Qaasim Mursal oo ah xogheyaha joogtada ah ee wasaaradda Batroolka iyo Macdanka kaas uu shaqao joojin ku sameeyey Cabdirashiid Maxamed Axmed oo ah wasiirka wasaaradda Batroolka iyo Macdanka ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Lagu Qabtay Xaflad Loogu Dabaal-dagayo Xuska Aas-aaska Boqortooyadda Sacuudiga Madaxweyne ku-xigeenka Somaliand, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa xalay ka qayb galay xaflad ballaadhan oo loo qabtay jaaliyadda Sucuudiga ee ku nool Somaliland, xafladani oo si weyn loo soo agaasimay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir oo Maanta Lasoo Gebagabeynayo Waxaa maanta garoonka Banaadir lagu soo gebagabayn doonaa tartanka kubadda cagata ee degmooyinka Gobolka Banaadir 2018. Tartanka oo ay ka qayb galeen 17 degmo ee gobolka Banaadir, waxaa uu Finil-ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shaqo Joojin Lagu Sameeyey Xoghaya Joogtada Ah Ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanka Jamaal Qaasim Mursal oo ahaa xogheyihii joogtada ahaa ee wasaaradda Batroolka iyo Macdanka ayaa shaqo joojin lagu sameeyey, loona wareejiyay wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Cabdirashiid Maxamed Axmed, wasiirka wasaaradda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Qaadacday Shir Uu ugu Yeeray Madaxweyne Farmaajo Dowlad goboleedka Galmudug ayaa war saxaafadeed ay maanta soo saareen ku qaadacay shir berri Muqdisho ka dhici lahaa, kaas uu maalin ka hor ku baaqay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bakaaro: Wiil Dhalinyaro Oo La Dilay Iyo Askar La Weeraray Rag hubeysan ayaa goordhow waxaa ay isgoyska suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ku dileen wiil dhalinyaro ahaa oo watay dhar shacab ah. Wiilka la dilay waxaa la sheegayaa inuu ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: 2 Qof Oo Ku Dhimatay Shil Gaari Ugu yaraan labo qof ayaa ku dhimatay shil gaari oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, shilka ayaa waxaa uu ka dhacay agagaarka hotelka Madiina ee degmada Xamar Jajab. Shilkan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Yuusuf Dabageed Oo Mar Kale Loo Magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan, isaga oo xilkii ka qaaday guddoomiyahii hore ee maamulkaasi. Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa loo magacaabay guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Qarjab “Madaxweyne Gaas Uma Gefin Dadka K/galbeed” Cabdi Xirsi Cali Qarjab, wasiirka wasaaradda warfaafinta Puntland oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa sharaxaad dheer ka bixiyey hadal dhowaan uu madaxweyne Gaas ka sheegay magaalada Badhan. Qarjab ayaa ugu…