1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Digniin Laga Bixiyey Duufaan Kusoo Wajahan Deegaanno Ka Mid Ah Puntland Maamulka Puntland ayaa ka digey Roob Dabeyl xooggan wata oo kusoo wajahan Xeebaha Gobolka Bari. Agaasimaha Hay’adda Musiibooyinka Puntland ee Hadma Cabdilaahi Axmed Cayro ayaa u sheegay Goobjoog iney digniin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Magacyada 15-ka Lagu Tuhmay Dilka Saxafiga Jamaal Khashoggi Tan iyo markii la waayey weriyihii Sacuudiga ahaa ee Jamal Khashoggi waxaa soo baxayey warar ku saabsan dilkiisa. Saaka jaraa’idka Turkiga waxaa ay daabaceen 15 Sacuudiyaan ah, kuwaas oo yimid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Xildhibaan Sheegay Inuu Bur-buray Wadahadalkii Nabadda Ee Tukarraq (Dhageyso) Mudane ka tirsan baarlamaanka Somaliland sheegay in uu buray wada hadalkii nabadda ee Tukarraq. Xildhibaan Axmed Maxamed ayaa waxbo kama jiraan ku sheegay eedeymo kaga yimid dhanka Puntland oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi Cabdi Barre “Musuqa Kaliya Ma Ahan In Lacag La Lunsado” (Dhageyso) Siyaasi Cabdi Barre ahna xildhibaan hore ayaa ku eedeeyey xukuumadda Ra’iisul wasaare Kheyre in qarashaad ku bixinayo sidii ay wasiirada aan xildhibaannada ka midka ahayn u heli lahaayeen kursi Baarlamaan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isul Wasaare Kheyre Oo Ka Hadlay Safarkiisa Boqortooyada Sacuudiga Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka Sucuudi Carabiya kadib casuumaad uu ka helay Boqor Salman bin Abdulaziz. Ra’iisul wasaare…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Sheegtay Sababta Ay u Baajiyeen Kulan Ay Ku Madal Sanaayeen Wasiir Jamaal Iyo Xaliimo Yarey Wasiirka warfaafinta dowladda Puntland, Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) ayaa maanta ka hadlay xayiraadka xagga shirarka iyo la hadalka bulshada oo ay maamulkooda ku soo rogeen mas’uuliyiinka ka socda dowladda federaalka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Harriett Baldwin: UK uma Aqoonsana Somaliland Inay Tahay Dal Madax-bannaan, Wareysi Wasiiru-dowlaha dalka Ingiriiska u qaabilsan qaaradda Afrika Harriett Baldwin iyo wafdi ay hoggaamineyso ayaa todobaadkan booqasho ku yimid Soomaaliya. Haddaba, Harriett Baldwin waxaa ay wareysi gaar ah siisay Goobjoog News,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Puntland Oo Shaacisay Sababtii Ay u Joojisay Shir Uu Qaban Lahaa Wasiirka Qorsheynta DFS Maamulka Puntland ayaa sharaxaad ka bixiyey sababtii ka dambeysay iney baajiyaan shir uu magaalada Garoowe ku qaban lahaa wasiirka wasaaradda qorsheynta xukuumadda federaalka Soomaaliya. Wasiirka warfaafinta Puntland, Cabdi Xirsi Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Iskaashatada Gaadiidleyda Muqdisho Oo Cabasho Ah Iskaashatada gaadiidleyda dekadda Muqdisho ayaa cabasho ka muujiyey hab maamulka dekaddaasi. C/laahi Cali Faarax, afhayeenka iskaashatadan ayaa Goobjoog u sheegay in lacago aad u badan laga qaado gaadiidleyda hadane aanu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo Xukuntay Askari Dhac Geystay Dable Booliis Maxamed Cabdikariin Cabdullaahi ayaa laga soo qabtay agagaarka jaamacadaha degmada Hodan xilli uu dhac u geysanayay dadka ka soo baxay salaadda subax iyo kuwa u sii socday Masjidyada…