1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Dabeysha Luban Oo Ku Soo fool Leh Xeebaha Waqooyi Ee Soomaaliya NASA iyo hey’ado kale oo caalami ah ayaa ka digaya dabeysha Luban oo maalmihii la soo dhaafay ka jirtay Gacanka Carabta. Dabeysha Luban ayaa la filayaa in axadda oo berri…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Sharmaake ”Madaxweyne Waare Ha Iska Soo Xaadariyo Baarlamaanka” Xildhibaan Sharmaake Xasan Ganey oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka ee maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in madaxweyne Waare ay la xisaabtan dhab ah la sameyn doonaan. Waxa uu sheegay mudanahan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Rajo Ka Muujiyey In Waxbadan Uu Bedali Doono Danjiraha Cusub Ee Maraykanka Usoo Magacwday Soomaaliya Senat-ka Maraykanka ayaa meelmariyay danjiraha cusub ee dowladdaasi u qaabilsanaan doona Soomaaliya Donald Yamamato. Mareykanka ayaa danjiraha cusub oo Mareykanka u fadhin doona Soomaaliya u magacaabay Mr. Yamamato oo khibrad aad…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikhda Calanka Soomaaliyeed Maanta oo kale, Sanadka walba waxaa dalka laga xusaa maalinta Calanka, waa maalin ka tarjumeysa Qarannimo, Midnimo iyo gumeysi naceyb, 64 sano ayaa ka soo wareegatay markii la sameeyay calanka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Faah-faahinta 664 Shil Oo Ka Dhacay Muqdisho, 448 Ka Mid Ah Waa Bajaaj Taliska ciidamada booliiska Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta nabadgelyada waddooyinka ayaa todobaadkan soo gubiyey warbixin la xiriirtay shilalkii dhacay 6-dii ee ugu horeysay sanadkan 2018-ka. Shilalka ayaa guud ahaan waxaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasuus Qaran Oo Loo Samaynayo Muwaadiniintii Soomaaliyeed Ee Lagu Dilay Weerarkii Zoobe Kulan ay Muqdisho ku yeesheen golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay dhibaatadii xanuunka iyo muragada badnayd ee ka dhalatay weerarkii argagaxiso ee 14 October 2017 lala eegtay Isgoyska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afey Oo Booqday Xeryaha Dhadhaab Wakiilka gaarka ah ee qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha qaxootiga dalalka geeska Africa Maxamed Cabdi Afey oo gaaray xeryaha Dhadhaab ayaa la kulmay qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey: Iran Iyo Imaaraadka Oo Lagu Eedeeyey Maalgelinta Al-shabaab Warbixin aan weli la shaacin, oo ay soo saareen kooxda indho-indheynta cunaqabateynta hubka ee Soomaaliya iyo Eritrea ee loo yaqaano “Monitoring Group on Somalia and Eritrea” ayaa lagu sheegay in Imaaraadka iyo Iran…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: 875 Shil Oo Ka Dhacay Muqdisho, Sanadkaan Gudahiisa Taliska Ciidanka ilaalada waddooyinka ayaa sheegay in sanadkaan ay diiwaangeliyeen ku dhowaad Kun shil oo ka dhacay magaalada Muqdisho. Taliyaha Ciidanka taraafikada Gen Axmed Xasan Maalin ayaa sheegay in Sagaalkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Waare Oo Ka Hadlay Shirarka Maamul Goboleedyada Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabella Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hadlay shirar ay maalmihii dambe magaalada Nairobi ku yeesheen madaxda dowlad goboleedyada. Waare ayaa sheegay in aanu sharci ahayn shir uu…