1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: K/galbeed Oo Laga Dalbaday Dedejinta Magacaabista Guddiga Doorashada Dhowaan waxaa la filayaa in doorasho ay ka dhacdo magaalada Baydhabo, taasi oo ah midda madaxweynaha ee maamulka K/galbeed. Iyadoo waqtiga uu dhow yahay ayaa illaa iyo haatan waxaan la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Dowladda Iyo Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Jowhar, Sh/dhexe Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal xalay ka dhacay magaalada Jowhar ee gobolka Shabellaha Dhexe, kaasi oo u dhaxeeyey ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab. Dadka deegaanka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Villa Somalia oo Arrinta Jamal Khashoggi Darteed La Safatay Sacuudiga, Maxay Ka Dhigantahay?! Qoraal ka soo baxay Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Soomaaliya taagereyso dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya, go’aankan ay qaadatay Muqdisho waxaa uu ka hor imaanayaa Turkiga iyo Mareykanka,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabsi Ka Jirta Deegaanka Xaafuun Ee Gobolka Bari Dadka ku nool deegaanka Xaafuun ee gobolka Bari ayaa ka cabsi qaba Iney ku dhufato duufaanta Luban. Wararka laga helayo deegaankaasi ayaa waxay sheegayaan in dadka ay galeen feejignaan xooggan,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jowhar: Kheyre Oo Dhagax Dhigay Saddex Mashruuc Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabelle ayaa waxa uu dhagax dhigay Saddex Mashruux. Ugu horreyn waxa uu Ra’iisul wasaaraha xarigga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqalka Sare: Senatarada Koonfur Galbeed Ku Matala Oo Ka Hadlay Qaraxii Baydhabo, Aminga iyo Doorashada Madaxweynaha Senatarada Dowlada Federalka Soomaaliya ku-matala Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayagoo tixgelinaya xaladaha amni, siyaasadeed, bulsho iyo dhaqaalaba, kulamo muddo u soo scodey ka dib, waxaa ay soo saareen qodobada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Minnesota: Labo Hablood oo ku Geeriyooday Shil Gaari Gobolka ay Soomaalida degto ee Minnesota ayaa la sheegayaa in labo hablood oo Soomaali ah oo la la’aa ilaa habeenkii Jimcaha meydkooda iyo baabuur ay wateen laga helay haro ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo Maanta Fulinaya Qodobo Ka Mid Ah Heshiiskii DFS Iyo Hirshabelle Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ku wajahan magaalada Jowhar ee xarunta maamul goboleedka Hirshabelle. Wararka ay heleyso Goobjoog News, ayaa waxay sheegayaan in madaxda maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Yuusuf Dabageed Oo Dhaliilay Madaxda Ugu Sarreysa Ee DFS Maamulka gobalka hiiraan ayaa ku eedeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay ka gaabiyeen xuquuqda ciidanka Booliska. Yuusuf Axmed Hagar Dabageed, guddoomiyaha gobalkaas ayaa xusay in boqolaal askari oo Booliis ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caalim”Laamaha Amniga Xoogga Ha Saaraan Sidii Loo Yareen Lahaa Qaraxyada” Aqoonyahan Maxamed Caalim oo la hadlay Goobjoog ayaa sheegay in dowladda dhexe waajib ka saaran yahay ka hortagga wax walba oo qatar ku ah shacabka Soomaaliyeed. Waxa uu tilmaamay in…