1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabelle Oo Laga Baqayo Inuu Fatahaad Ka Sameeyo Hiiraan Maamulka gobolka Hiiraan ayaa cabsi ka muujiyey in fatahaad uu sameeyo Wabiga Shabelle, maadaama la guda galay xilli roobeydka Deyrta. Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa sheegay in xilli walbo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Madaxweynaha K/galbeed Oo Maanta La Magacaabayo Guddoomiyaha baarlamaanka maamulka K/galbeed C/qaadir Shariif Sheekhunaa Maye ayaa lagu wadaa in maanta uu soo magacaabo guddiga doorashada madaxweynaha ee maamulkaasi. Kulan lagu ballansan yahay iney isugu yimaadaan xildhibaannada K/galbeed…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Fact Check: Madaxweyne Farmaajo Waa Mas’uul Kala Hadlo Madaxweynaha J.F Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa khamiistii sheegay in aaney jirin dalal qani ah oo Soomaaliya u hagar baxay, isaga oo ka hadlayey shirkii golaha wasiirrada waxaa uu yiri…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga: Jamal Khashoggi Waxaa Uu Ku Dhintay Dagaal Ka Dhacay Qunsuliyadda Xeer-ilaaliyaha Sacuudiga ayaa sheegay in baaritaannada hordhaca ah ay muujinayaan inuu Jamal Khashoggi ku dhintay dagaal ka dhacay qunsuliyadda dhex-dhexdeeda. “Dooddii dhex martay muwaadinka Jamal Khashoggi iyo kooxdii joogtay qunsuliyadda, waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxweyne Oo Ka Hadlay Gaabis Siyaasadda Arrimaha Dibadda Ah Madaxweynaha qaranka Soomaaliyeed mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo hadal jeedin ka sameeyay shirkii Khamiista ka qabsoomay magaalada Muqdisho ayaa ku soo hadal qaaday arrimaha dibadda. Wuxuu sheegay madaxweynaha in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wasiir Maareeye “Qorsheyaasha Xukuumadda Waa In Lagu Soo Daraa Wada Hadallada Somalia Iyo Somaliland” Wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya oo soo jeediyay in dalka midnimadiisa ay qorshe ka lahaato dowladda uu hoggaamiyo Farmaajo. Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa su’aal ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga: Imaam Masaajid oo Daahrogay in 37 sano Loo Tukanayey Jiho Khaldan! Sida ay qoreen warbaahinta Turkiga, masaajid ku yaalla dalkaasi ayaa jiho khaldan ugu tukanayeen jamaacadiisu muddo ku dhow 40-sano, khaladka dhismaha masjidka waxaa dareemay imaam masaajidka ku cusub oo dhowaan…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Khudbaddii Guddoomiye Cabdi Xaashi Ee Furitaanka Kalfadhiga 4aad Ee Aqalka Sare Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah mudane Cabdi xaashi Cabdullaahi ayaa furitaanka kalfadhiga 4aad ee October 15-keedii waxaa uu ka jeediyey khudbad dheer, isaga oo ka hadlay arrimo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Xukuumadda Amray Ansixinta Sharciga Doorashooyinka Iyo Axsaabta Oo Ku Eedeeysay Inuu Yahay Sharci Lala Baxsanayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo maanta ka qeyb-galay shirka todobaadlaha ah ee golaha wasiirrada ayaa xukuumadda Soomaaliya u soo-jeediyey inay hindise sharciyeedka doorashooyinka ansixiyaan todobaadka soo socda uuna u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xasan Sheekh “In Dacaayado La Iska Faafiyo, Waxba Ku Noqonmayno” Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray boqortooyada Britain, ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada London ee carriga dalkaasi Ingariiska. Jaaliyadaha Soomaalida ee ku nool London ayuu kala kulmay…