4 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Dabeysha, Bal Wax Ka ogow, Heerka Cudurka Dabeysha Ee Soomaaliya Maanta waa maalinta caalamiga ah ee cudurka dabeysha, UNICEF iyo WHO waxaa ay sheegayaan in ay jiraan dadaallo waaweyn oo laga gaaray dhanka cirib tirka cudurka dabeysha gudaha Soomaaliya labaatankii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Associated Press: Ku-xigeenkii ISIS Ee Soomaaliya Oo La Dilay Mas’uuliyiin u hadlay sirdoonka Soomaaliya ayaa sheegay in Muqdisho lagu dilay ku-xigeenka ISIS Ee Waqooyiga Soomaaliya. Mas’uuliyiintan oo magacooda qariyey ayaa u sheegay wakaaladda Associated Press in meydka Mahad Macalim…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Ah Oo Aqalka Sare U Soo Jawaabtey, Guddi 4 Wasiir Ka Kooban Ayaa Ku Jira Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay ka heleen jawaabo ku aadan siddii xal looga gaari lahaa tabashooyinka ay soo gudbiyeen madaxda dowlad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Erdogan: Dilka Khashoggi Wuxuu Ahaa Mid Qorsheysan Iyo Boqor Salmaan Oo La Kulmay Reer Khashoggi Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa u sheegay xildhibaannada xisbigiisa in dilka Jamal Khashoggi uu ahaa mid horay loo sii qorsheeyey, isaga oo intaasi raaciyey in Turkiga ay hayaan caddeymo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda CQS Oo Xukuntay Askari Dhaawacay Taliyahiisa Is qab-qabsi ku saabsan bedel ayaa sababay in ay murmaan Eedeysane Dable Axmed Cali Cawaale iyo Dhibane Yuusuf Daahir Cali, waxaana eedeysane Axmed Cali Cawaale uu ku furay dhowr xabadood…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Ogow, Labo Dhacdo Oo Bariga Dhexe Ah Oo Maanta Caalamka Indhaha Lagu Haaayo Waxaa ay dunida maanta indhaha ku heysaa labo arrin oo ka dhaceysa bariga dhexe, gaar ahaan boqortooyada Sacuudiga iyo Turkiga, labada arrin waxaa ka dhaxeeya xiriir aad u adag. (1).…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Garoowe Oo Maanta Lasoo Gabagabeynayo Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in lasoo gabagabeeyo shirka golaha iskaashiga dowlad goboleedyada, kaasi oo ka socda magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal. Shirkan ayaa galay maalintiisii Saddexaad, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoowe: Suuyqadii Lagu Iibinayey Hilibka Ariga Oo Xiran Shalay iyo maanta waxaa xiran dhammaan suuqyadii lagu iibinayey Hilibka Ariga, kadib cabasho ay muujiyeen dadkii ka ganacsanayey hilibkaasi. Qaar ka mid ah ganacsatadan oo la hadlay Goobjoog News, ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada: Dowladda Federaalka Waxaa Ay Baydhabo Geysay Hub Iyo Ciidan Wasiirka dastuurka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ahna Afhayeenka golaha iskaashiga maamul goboleedyada Cabdullaahi Sheekh Xasan oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa dowladda dhexe ee Soomaaliya ku eedeeyay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Walaac Laga Muujiyey Khilaafka DFS Iyo Maamul Goboleedyada Falanqeeyayaal dhanka siyaasadda ah ayaa sheegay in kala fogaanshiyaha siyaasadeed ee dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada uu keeni karo dib u dhac ballaaran. Waxa ay sheegeen iney adkaan doonto in…