1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamul Goboleedyada Oo u Jawaabay DFS Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa ka jawaabay qoraalkii shalay ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda federaalka Soomaaliya. Afhayeenka golaha iskaashiga dowlad goboleedyada, Cabdullaahi Sheekh Xassan oo shir jaraa’id…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga Oo Badalay Sheekada Dilka Jamal Khashoggi, “Ceeji Ayuu u Dhintay” Riyaadh Mas’uul u hadlay Sacuudiga ayaa badalay riwaayaddii Xeer-ilaaliyaha Sacuudiga ee ku saabsaneyd dilkii Jamal Khashoggi , mas’uulkan waxaa uu sheegayaa in Jamaal u dhintay wada hadal ku saabsan sidii uu Sacuudiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Ka Hadashay Laba Arrin Oo Xasaasi Ah Wasaaradda Arrimaha Gudaha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta oo saartey Warmurtiyadeed kaasoo lagaga hadlay doorashooyinka dowlad goboleedyada qaar iyo khilaafka Villa Somalia kala dhaxeeya dowladaha Galmudug, Jubbaland, Koonfur…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabeelle Oo Xilkii Ka Qaadday Guddoomiyihii Baladweyne Sida lagu shaaciyay wareegto ka soo baxday wasaaradda arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee dowlad goboleedka Hirshabeelle waxaa xilkii lagaga qaaday guddoomiyihii degmada Baladweyne. Wasiirka wasaaraddaasi Maxamed Cali Caadle ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Dowlad Goboleedyada Oo Si Kulul Ula Hadlay DFS Magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal waxaa ka furmay shirka golaha iskaashiga dowlad goboleedyada oo ay ka qeybgalayaan Afar madaxweyne maamul. Furitaanka shirkan ayaa waxaa hadallo ka jeediyey madaxweynaha Puntland C/weli…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Ka Dhacay Gaalkacyo Koox hubeysan ayaa maanta waxa ay weerar ku qaadeen bar koontarool oo ku taalla magaalada Gaalkacyo, waxaana ku sugnaa ciidamo ka tirsan Booliiska Galmudug. Goob joogayaal ayaa u xaqiijiyey Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada K/galbeed Oo La Magacaabay Guddoomiyaha baarlamaanka K/galbeed C/qaadir Shariif Sheekhunaa Maye ayaa maanta magacaabay guddiga doorashada madaxweynaha K/galbeed. Magacaabis kadib, xildhibaannada K/galbeed ayaa codka u qaaday xubnaha guddiga oo ka kooban 27, iyagoo ugu…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Maalmihii Jaalle Siyaad Ee October 21, 1969-January 26, 1991 Kacaankii Soomaaliya waxaa uu dhacay October 21, 1969-kii, waxaa hor-kacayey Jaalle Mohamed Siyaad Barre iyo Golaha sare ee Kacaanka, Kacdoonkan oo aanu dhiig ku daadan ayaa yimid kadib markii la toogtay Madaxweynihii dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Oo Maanta Ka Furmaya Garoowe Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal uu ka furmo shirka golaha iskaashiga ee dowlad goboleedyada oo ay ka qeybgali doonaan Afar madaxweyne. Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada 2020-ka Maka Duwanaan Doontaa Doorashooyinkii Hore? Siyaasiyiin iyo aqoonyahanno ayaa ka hadlay farqiga u dhaxeyn kara doorashada la filayo in dalka ay ka dhacdo 2020-ka iyo sidoo kale kuwii hore ee dalka ka dhacay. Qaarkood ayaa…