1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Siyaasi Villa Somalia Ku Eedeeyay Inay Iska Hor Keeneyso Maamullada Wali waxaa taagan khilaafka siyaasadeed ee dowlad goboleedyada iyo madaxtooyada Soomaaliya. Siyaasi Ciise Maxamuud Faarax oo xilal kale duwan ka soo qabtay Puntland oo wareysi siiyay Goobjoog News ayaa eedda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: RW Kheyre Oo Shaqada Ka Joojiyay Wasiir Ka Tirsan Xukuumaddiisa Wasiirka koowaad ee xukuumadda federaalka Xasan Cali Kheyre ayaa shaqadii ka joojiyay mid kamid ah wasiirradiisa. Ra’iisul wasaare Xasan Cali , ayaa shaqo joojintani ku sababeeyay arrimo dhowr ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Ethiopian Airlines Oo Duulimaad Toos Ah Bilaabeysa, Akhriso Badeecooyinka La Saari-doono! Ethiopian Airlines, ayaa lagu wadaa in ay dib u soo celiso duulimaadyadii Muqdisho bisha November muddo 40 sano ah kadib, arrintan oo imaaneysa 3 bil kadib markii ay dib u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Waqtiga Lagu Dhowaaqayo Guddiga Doorashada K/galbeed Oo La Shaaciyey C/qaadir Shariif Sheekhunaa Maye oo ah guddoomiyaha baarlamaanka K/galbeed oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa shaaciyey waqtiga kama dambeysta ah ee lagu dhowaaqayo guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Itoobiya iyo Eritrea oo Muqdisho Soo gaaray Waxaa goordhow garoonka Aden Cadde ee magaalada Muqdisho soo gaartay wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka jaarka nala ah ee Itoobiya iyo Eritrea. Dr Workneh Gebeyehu oo Itoobiya ka socda iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Ajaaniib Badan Oo Ku Qulquleysa Puntland Maamulka Puntland ayaa sheegay in xadka ay ka baxeen tirada ajaaniibta ah ee ku qulquleysa deegaannada uu ka arrimiyo maamulkaasi. Madaxweyne ku xigeenka Puntland, Injineer C/xakiin Xaaji Cumar Camey ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xaaf Iyo Waxgaradka Gaalkacyo Oo Arrimo Muhiim Ah Ka Shiray Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo shalay gaaray magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa kulamo xalay uu la qaatay waxgaradka magaaladaasi kala hadlay arrimo dhowr ah. Kulamadii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Muqdisho Qaarkood Oo Saakay Xiran Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa xiray saakay qaar ka mid ah waddooyinka magaalada Muqdisho, iyadoo loo diidayo iney isticmaalaan gaadiidka dadweynaha. Wadada Makka Al-mukarrama iyo sidoo kale jidadka gala wadadaasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Abiy Oo Magacaabay 20 Wasiir oo 10 Haween Yihiin, Gashaandhigga ayaa ka mid ah Ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiye Axmed ayaa waxaa uu magacaabay gole wasiirro oo ka kooban 20, 10 ka mid ah waa haween. Haweenka uu Abiye Axmed u magacaabay golahiisa wasiirada waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gabadhii ugu horeysay oo Somali-Belgium ah oo ku Guuleysatay golaha Deegaanka ee Leuven Sahra Maxamed Khalif oo 21 jir ah ayaa ku guuleystay xubin golaha deegaanka ee magaalada Leuven ee dalka Belgium ka dib markii ay heshay cod gaaraya 772. Sahra oo ka…