1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland: Lo’dii Ugu Tirada Badnayd Oo Laga Dhoofiyey Dakadda Kismaayo In ka badan 2000 oo Neef oo lo’ah ayaa maanta laga dhoofiyey marsada wey nee magaalada kismaayo, xoolahan oo in mudo ah lagu xannaanaynayay maxjarka xoolaha Jubba ayaa loo dhoofiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaar Ka Mid Ah Dalagyada Khudaarta Oo Ka Baxay Suuqyada Muqdisho Suuqayada Magaalada Muqdisho ayaa laga la’yahay qaar ka mid ah noocyada khudaarta, kadib markii aysan sanadkan soo go’in dalayadooda. Ganacsatada ayaa sheegay in la la’yahay Liinta nooca loo yaqaan Bambeelmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: DFS Oo Looga Digey Farogelinta Galmudug Siyaasi Axmed Shire oo kasoo jeeda deegaannada Galmudug ayaa ku eedeeyey dowladda federaalka Soomaaliya in farogelin cad ku hayso dowlad goboleedka Galmudug. Shire ayaa sheegay in Galmudug aanay u baahneyn…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Dhibaatooyinka Deegaan Doorasho Dowlad Goboleed Ama State Constituency!! Dhinacyada kala duwan ee Soomaaliya sida dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo guddiiga madaxabannaan ee doorashooyinka qaranku(GMDQ) waxaa ka go’an in December 2020-ka la qabto doorashooyinka labada aqal ee Soomaaliya, Sida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Mas’uuliyiinta Marqaatiga Ka Noqon-doona Heshiiska Itoobiya iyo iyo Eritrea Sacuudiga ayaa maanta martgelineysa heshiis lagu soo af-jarayo xiisadda Itoobiya iyo iyo Eritrea, taas oo socotay in ka badan 20 sano. Ra’isul wasaaraha Itoobiya Dr. Aby Axmed iyo madaxweynaha Eritrea Isaias…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Riday Maxkamadda darajada Koowaad ee Ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukuno kala duwan ku riday 5 qof oo lagu eedeeyay ka mid ahaanshaha Alshabaab. Abuukar Cabdi Abiikar, Cabdirisaaq Shaahid Aadan Kheyrdoon,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaf Oo Xilka Laga Qaadey Xildhibaanno 47 ah, oo maanta ka dooday mooshin ka dhan ah madaxweynaha Galmudug Axmed Geelle Xaaf ayaa ugu dambeyntii kalsoonida kala noqday madaxweyanaha. Kulanka waxaa shir guddoominayey Cali Gacal Casir…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Bangiga Adduunka Oo Ka Hadley Lacagaha Telefoonnada La Isugu Gudbiyo Bangiga adduunka oo amaanay Hormarka Somalia ay ka sameysay lacagaha la isugu gudbiyo Taleefoonada. Bangiga adduunka ayaa saadaaliyay in dhaqaalaha Soomaaliya uu sanadkaan kordhi doono 3-4%, bangiga ayaa daabacay qiimeyntiisii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowlad Goboleedyada Oo Shuruudo Adag Ku Xiray Wadahadalka Xukuumadda Muqdisho (Akhriso) Gollaha iskaashiga dowlad goboleedyada Soomaaliya ayaa shuruudo adag ku xiray ka qeyb galka shirweynaha Muqdisho oo uu kal hore iclaamiyay madaxweynaha dowladda federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Madasha iskaashiga dowlad goboleedyada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: MW Xigeenka Iyo Afhayeenkii Xilka Laga Qaaday Ee Baarlamaanka Galmudug Oo Cadaado Gaaray Madaxweyne xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi (Carabeey) ayaa maanta gaaray magaalada Cadaado, xilli uu jiro khilaaf xooggan oo ka dhex aloosan madaxda Galmudug oo uu isagu ka mid yahay kaasoo…