2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Waa Maxay Caqabadaha Ku Geedaaman Shirka Asmara? Maanta waxaa magaalada Asmara ee caasimadda wadanka Eratariya uga billaabanaya madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Farmaajo, Dhiggiisa Eratariya Asaias Afawerki iyo Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed shir qaadanaya laba cisho. Saacado ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Asmara: Shir Maanta Ka Furmaya Shirkani oo lagaga hadlayo iskaashi dhaqaale oo dhexmara dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Eratariya ayaa maanta ka furmaya magaalada caasimadda ah ee Asmara. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi, kan Eratariya Asaias Afawerki…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo, Abiy Iyo Asaias Oo Heshiis Seddex Geesood Ah Wada Galay (Sawirro) Sida lagu baahiyay barta ay madaxtooyada Soomaaliya ku leedahay Facebook-ga, Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha Eritrea Mudane Isaias Afwerki iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiy Axmed ayaa xalay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Markab Ay Leedahay Itoobiya Oo Ku Xirtay Eratariya (SAWIRRO) Inta la xasuusto waa Markii ugu horreeysay oo markab ganacsi oo ay leedahay xukuumadda Itoobiya, ay ku soo xirtay Dekedda Massawa, oo ku taalla dalka Eritrea, markii ugu horeysay mudo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Gollaha Iskaashiga Maamullada Dalka Oo Isla Bidhaamiyay Boogaha U Baahan In La Saxo Maalintii Labaad waxaa magaalada Kismaayo ka socda shirka golaha Iskaashiga dowlad-goboleedyada dalka, Shirkan waxaa shir gudoominaya guddoomiyaha Golaha Iskaashiga Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Ajandaha Shirka ayaa looga doodayaa Arrimo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Villa Somalia Oo Faahfaahisay Shirka Asmara Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin laga bixiyay shir seddex geesood ah oo magaalada Asmara ka furmaya maalinka berri oo khamiis ah. Shirkan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Muqdisho: Guddoomiye Shaqada Laga Joojiyay Duqa Muqdisho ayaa shaqa ka joojin ku sameeyay gudoomiyihii degmada Xamarweyne, Cumar Shariif Maye kadib markii uu eedeyn kulul u jeediyay Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Khayre. Cumar Shariif ayaa ku eedeeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xoolo Dhaqato Ku Sugan Dacdheer Oo Dalbanaya In Dib Loogu Celiyo Deegaannadoodii Qoysas kasoo barakacay degaanka kaxnaane ee gobalka galgaduud ayaa sheegay in xoolihii ay lahaayeen ay ka dhaceen ciidanka Liyuu Booliska Itoobiya. Degaanka dhacdheer ee gobalkaas ayey shegeen in hadda ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Haweenka Oo Bilaabay Aragtiyo Cusub Oo Dhanka Ganacsiga Ah Haweenka kunool magaalada Muqdisho ayaa bilaabay aragtiyo cusub oo dhanka ganacsiga ah kuwaa oo ay ku maareeyaan Nolasha qoyskooda. Xariira Cabdulle Siyaad oo sandii 2012 kii caasimada ka hirgalisay bakhaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo Oo Lagu Soo Xirayo Koobka Degmooyinka Galmudug Magaalada Gaalkacyo ayaa lagu wadaa in maanta lagu soo gabagabeeyo ciyaaraha tartanka koobka kubadda cagta degmooyinka Galmudug. Waxaa magaaladaasi ku sugan guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee aqalka sare Abshir Maxamed…