1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maxaa Keenay Dib U Dhaca Shirkii Gollaha Iskaashiga Ee Magaalada Kismaayo? Waxaa maanta dib u dhac uu ku yimid Shirka gollaaha dowlad goboleedyada dalka, kaasoo qorshuhu ahaa inuu uga furmo magaalada Kismaayo, ee caasimadda KMG ah ee maamulka Jubbaland. Xoghayaha Madasha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faahfaahin: Qarax Ka Dhacay Muqdisho Sida ay u xaqiijiyeen Goobjoog News dadka degaanka Ex-control Afgooye ee magaaladani Muqdisho waxaa ka dhacay qarax lagu xiray baabuur. Ilo wareedyo ayaa xaqiijiyay in qaraxa uu ahaa mid lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barakacyaal Dalbanaya Gargaar Bani’aadannimo Qoysas kasoo barakacay deegaanno ka mid ah gobolka Sh/hoose kuna sugan magaalada Muqdisho ayaa dowladda federaalka ka dalbaday gurmad degdeg ah oo dhanka nolosha ah. Waxay sheegeen qoysaskan in aanay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha FOCAC Oo Ka Furmaya Beijing Waxaa Magaalada Beijing ka furmaya Madasha Shiinaha iyo Afrika kaasi oo lagu xoojinayo iskaashiga dhanka dhaqaalaha ee Afrika iyo Shiinaha. Madasha Shiinaha iyo Afrika Sanadkan waxaa hal ku dhig looga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga Oo Cambaareeyay Qaraxii Degmada Howlwadaag Wasaaradda arrimaha dibadda ee Turkiga ayaa aad u cambaareysay qaraxii shalay subax ka dhacay Magaalada Muqdisho, gaar ahaan xarunta degmada Howlwadaag. Wasaaradda bayaan ay soo saartay ayaa waxaa ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Jaabiri “Shirka Kismaayo Dowladda Ayaa Lagu Carqaladeynayaa” Nabadoon C/raxmaan Jaabiri Samatar oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ee kasoo jeeda Puntland ayaa sheegay in shirka maanta ka furmaya magaalada Kismaayo ee dowlad goboleedyada yahay mid lagu carqaladeynayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Shacabka Kismaayo Oo Dalbaday In Waddooyinka Loo Furo Shacabka ku dhaqan magaalada Kismaayo ayaa sheegay in culeys badan ay la kulmeen shalay iyo maanta oo ay xiran yihiin waddooyinka muhiimka ah ee magaaladaasi. Qaar ka mid ah shacabkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Cabdi Barre “Shirka Madaxda Dowlad Goboleedyada Walwal Baa Laga Qabaa” Siyaasi Cabdi Barre Jabriil oo soo noqday Xildhibaan ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News kaga hadlay waxa laga filan karo shirka Kismaayo ee loo madlan yahay inuu furmo 03-September-2018. Wuxuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Dowlad Goboleedyada Oo Maanta Shir Uga Furmayo Kismaayo Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose uu shir uga furmo madaxda dowlad goboleedyada oo intooda badan shalay gaaray magaaladaasi. Kismaayo waxaa ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya: Madaxweyne Mustafa Oo Ku Dhawaaqay Wasiirro Madaxweynaha cusub ee gobolka Soomaalida Itoobiya, mudane Mustafa Maxamed Cumar ayaa ku dhawaaqay golaha wasiirrada cusub ee xukuumaddiisa. Xubnaha uu magacaabay madaxweynaha Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya Musfata Cumar ayaa gaaraya…