1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Cabdalla Cabdalla Oo Laga Saaray NISA Qoraal lasoo dhigay barta Twitterka ay ku leedahay hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka ee NISA ayaa lagu sheegay in liiska hay’addaasi laga saaray Jeneraal Cabdalla Cabdalla oo ahaa ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Qabanqaabada Shirka Madaxda Dowlad Goboleedyada Oo Ka Socota Kismaayo Madaxda dowlad goboleedyada ayaa Todobaadkan waxa uu shir ballaaran uga furmi doonaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Shirkan oo ay martigelinayso dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxaa looga hadli…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Aqoonyahan Ka Hadlay Doorka Soomaaliya Ee Tartanka Dhaqaale Ee Qaaradda Afrika Professor Sheekh Nuur Khaasim oo darsay culuumta xiriirka dhaqaalaha caalamiga ah ayaa Goobjoog News wareysi gaar ah oo uu siiyay kaga warramay tartanka dhaqaale ee ka soconaya qaaradda Afrika ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Yuusuf Daba-geed “Xildhibaannada Fursad Hasiiyaan Madaxweyne Waare” Siyaasi Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed ayaa ka hadlay khilaafka hadda ka dhex jira xildhibaannada Hirshabelle iyo sidoo kale madaxweynaha maamulkaasi Maxamed Cabdi Waare. Waxa uu sheegay Dabageed in muhiim ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Galmudug Oo Digniin U Dirtay Dadka Ku Howlan Jarista Dhirta Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa mamnuucay xaalufinta Dhirta iyo ka ganacsiga Dhuxusha deegaannada Galmudug. Qoraal ka soo baxay madaxtooyada Galmudug ayaa lagu sheegay in dhamaan degaannada Galmudug laga mamnuucay jarista dhirta.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Iyo Shiinaha Oo Heshiisyo Kala Saxiixdey Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa la sheegayaa in ay kala saxiixdeen heshiisyo ku saabsan kaabayaasha dhaqaalaha iyo arrimo kale. Labada dowladood ayaa kala saxiixday labo isfaham oo ku saabsan Hindisaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Theresa May Oo Nairobi Ka Sheegtay In Soomaaliya Siinayaan £92 Milyan Theresa May, ra’isul wasaaraha Ingiriiska oo maanta booqasho ku timid dalka Kenya ayaa halkaasi ka sheegtay lacago ay UK siin-doonto Soomaaliya. May waxaa ay Soomaaliya horay ugu soo qaaddey £7…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada Iyo Gobolka Banaadir Oo Isku Heysta Lacag Jaamacadaha Lagu Diiwaan-gelinayo Wasaaradda Waxbarashada Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay lacag diiwaan-gelin ah oo gobolka Banaadir ku soo rogeen jaamacadaha. Qoraal ay wasaaradda soo-saartey oo la soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Khudbadda Xasan Sheekh, Madaxweynaha 8aad ee Soomaaliya Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray madaxweynihii 8aad ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud, isaga oo dalka ku maraya safar ujeedadiisu lagu sheegay xog-ogaalnimo iyo u kuur-gelidda xaaladda dalka. Haddaba, Halkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho Oo Si Weyn U Soo Dhoweysay Madaxweyne Xasan Sheekh(Sawirro) Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray madaxweynihii 8aad ee ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud safar ujeedadiisu lagu sheegay xog-ogaalnimmo iyo u kuur-gelidda xaaladda dalka. Soo-dhoweynta madaxweyne Xasan Sheekh waxaa qeyb…