1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya: Mareykanka Oo Duqeyn Cirka Ah Ku Dilay Dagaalyahanno Ka Tirsan Alshabaab Ciidamada Mareykanka ayaa sheegay Maanta oo Arbaco ah in ciidamada Mareykanka oo kaashanaya ciidamada dowladda Soomaaliya ay qaadeen duqeyn Cirka ah taasi oo lagu dilay Saddex ka mid ah dagaalyahannada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Xildhibaan Sheegay In Khaliijka Kala Shaqeynayo Aqoonsi Ay Ka Helaan Dunida Xildhibaan Axmed Maxamed oo kamid ah golaha wakiillada Somaliland ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News wuxuu sheegay in calanka Somaliland oo laga taagay qasriga Boqortooyada Sacuudiga ay uga dhigan tahay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka (Dhageyso+Sawirro) Shir Ku Saabsan Daabacidda Lacagta Shillinka Soomaaliga Oo Muqdisho Ka Dhacay Shir ballaaran oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa lagaga hadlay dadaallada dowladda federaalka ay ugu jirto soo daabacidda lacag cusub oo shillin Soomaali. Raysal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Goroowe: Golaha Deegaanka Oo La Dhisayo Xildhibaanno ka tirsan golaha deegaanka Magaalada Garoowe ayaa maanta lagu dhaariyey Magaaladaasi. 17 mudane ayaa la dhaariyey, waxaana la filayaa in illaa caawa lasoo dhammeystiro xubnaha kale ee golahan. C/laahi…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Muuse Biixi Oo Joojiyay Cashuur Dhaafka Madaxweynaha Somaliland ayaa waxaa uu soo saaray wareegto uu ku mamnuucayo Cashuur dhaafka loo sameeyo shirkadaha ganacsiga iyo dadka ajaanibta ah Haddaba halkan hoose ka akhriso qodobada la xiriira Cashuur…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Sheegtay In Dib u Habeyn Lagu Sameyn Doono Tuulada Ciyaaraha Dalka Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dib u habeyn lagu sameyn doono Tuulada ciyaaraha dalka, kadib markii ay halkaasi isaga baxeen ciidamada AMISOM, laguna wareejiyey dowladda dhexe. Wasiirka wasaaradda ciyaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaf “Dowladda Federaalka Aad Ayeey Noo Gacan Bidixeysay” Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay gacan bidixeysay maamulkooda. Waxa uu tilmaamay madaxweyne Xaaf in dowladda federaalka aanay ka hayn muwaacinno iyo dhaqaale.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxa Sirdoonka Suudaan: 5 Sano Ayuu Jagadan Hayey, Waxaana Loo Xiray Afgambinta Al-bashiir Agaasimha Guud ee Sirdoonka Suudaan Saalix Cabdalla Maxamed(Qoosh) ayaa booqasho waxaa uu ku yimid Magaalada Muqdisho waxaana soo dhoweeyay dhiggiisa agaasimha Nisa Xuseen Cusmaan Xouseen. Haddaba, Waa Kuma Saalax Qoosh:…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Jowhar: Ardaydii Magaalada Oo Fayl Ugu Jira Maandooriyaha Macallimiinta wax ka dhigta Iskuullada degmada Jowhar ayaa waxay ka qeylo dhaamiyeen isticmaalka Maandooriyaha Taabuuga oo arday badan ay bilaabeen iney isticmaalaan. Axmed Cabdi Maxamuud, maamulaha Dugsigsa hoose dhexe iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Mooshin Ka Dhan Ah DP World Oo Buray Baarlamaanka Puntland ayaa u codeeyey inaan la furin mooshin ay xildhibaanno ka mid ah baarlamaankaasi ka keeneen shirkadda DP-World. Baarlamaanka ayaa dood dheer kadib waxay u codeeyeen in mooshinka aan…