1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Dastuurka Oo Tobabar Ka Furtay Cadaado Wasaaradda dastuurka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta degmada Cadaado ka furtay kulan looga hadlayo arrimaha dastuurka. Shirkan ayaa socon doona Afar maalin waxaana inta uu socdo diiradda lagu saarayaa arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somalia Oo Ku Biiray Al-shabaab-ka Sacuudiga Dad badan ayey la yaab ku noqotay markii naadiga faransiiska ah ee Toulouse uu ku dhawaaqay in laacib lagu magacaabo Somalia, oo u dhashay dalka Brazil, kana cayaara khadka dhexe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Shir Looga Hadlayo Arrimaha Dastuurka Oo Maanta Ka Furmaya Cadaado Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ka furmo shir ballaaran oo looga hadlayo arrimaha dastuurka. Shirkan ayaa waxaa soo qabanqaabisay wasaaradda dastuurka ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Guddoomiyaha Hiiraan Oo u Digey Dad Uu Sheegay Iney Hurinayaan Dagaal Beeleedyada Guddoomiyaha gobolka Hiiraan C/laahi Axmed Maalin Sufurow ayaa u digey dad uu sheegay in ay huriyaan dagaal beeleedyada ka jira deegaanno ka mid ah gobolkaasi. Waxa uu sheegay guddoomiyaha in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muwaadin Soomaaliyeed Oo Lagu Diley Canada Wararka ka imaanaya magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa waxay sheegayaan in halkaasi lagu diley muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabayey Kaafi Bashiir. Meydka muwaadinkan ayaa laga helay bartamaha magaalada Toronto…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Scott Morrison Oo Noqday Ra’isul wasaaraha Australia Scott Morrison ayaa maanta oo jimchana noqday ra’isul wasaaraha cusub ee dalka Australia kadib markii ay xisbiga ku gadoodeen ra’isul wasaare Malcolm Turnbull. Mr Turnbull waxaa saarnaa cadaadis, ma heysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka: Xeer-ilaaliyaha OO U Jawaabey Donald Trump Xeer-ilaaliyaha Mareykanka Jeff Sessions Mareykanka ayaa u jawaabay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump isaga oo sheegay in waaxda uu madaxda ka yahay aaney siyaasad shaqo ku laheyn. Donald Trump ayaa wareysi uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirro Ka Tirsan Maamulkii Hore Ee DDSI Oo Lagu Xiray Somaliland Ciidamada Somaliland ayaa xabsiga dhigay Labo wasiir oo ka tirsanaa Maamulkii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya. Wasiirkii Waxbarashada DDSI Ibraahimn Aadan Mahad iyo Wasiirkii Cadaaladda ee Maamulkaasi Jamaal Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Mustaf Oo Badalay Magaca Gobolka Soomaalida, Soona Celiyay Calankii Xiddigta Somaliweyn Madaxweynaha cusub ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustaf Muxumed Cumar ayaa amray in magaca Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya lagu badalo “Somali State” iyo in la soo celiyo calankii hore ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Mustaf Muxumed Oo Xoogga Saarayo Xuquuqul Insaanka, 2 Arrin Ayuu Ka Digay Madaxweynaha cusub ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustaf Muxumed Cumar ayaa hadlay markii ugu horeysay isaga oo sheegay inuu xoogga saarayo arrimaha Cadaaladda iyo xuquuqul insaanka. Mustaf Muxumed Cumar oo…