1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maxamuud Nuur Oo Ka Hadlaya Guushiisa Doorashada Mareykanka Maxamuud Nuur oo ka mid ah Soolaalida ku guuleysatay doorashada Mareykanka ayaa sheegay in Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Minnesota ay tahay guul u soo hoyatay. Waxaa uu tilmaamay Maxamuud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka B/weyn Oo Laga Furay Xarunta Keydka Gargaarka Musiibooyinka Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa Maanta waxa uu Magaalada Baladweyne ka daahfuray xarunta Keydka gargaarka Musiibooyinka ee uu yeelanayo gobolkaasi. Hirgalinta Xaruntaan waxaa iska kaashaday Maamulka gobolka Hiiraan iyo qaar ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Carwada Buugaagta Ee Mogadishu Book Fair Oo Sanadkii 4aad Maanta Ka Furantay Muqdisho Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furantay carwada buugaagta ee“Mogadishu Book Fair” sanadkiisa 4aad, iyada oo ay isugu iman-doonaan qoraayaasha gudaha iyo dibadda ah, waxaa kale oo goobta tagi-doona dadka jecel…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaali Ku Guuleysatay Doorashooyin Ka Dhacay Dalka Maraykanka Saddex qof oo Soomaali ah ayaa guul ka gaaray doorashooyin ka dhacay dalka Maraykanka, waxaana natiijadan noqotay mid dad badan soo jiidatay. Ilhaan Cumar ayaa heshay codod gaaraya 59,322 oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Dibadda Eretria Oo Sheegay In Soomaaliya Kasoo Kabaneyso Burburkii Ku Dhacay Maamulka gobolka Banaadir ayaa xalay waxay xaruntooda munaasabad soo dhoweyn ah ugu sameeyeen wasiirka arrimaha dibadda Eretria Cismaan Maxamed Saalax, kaasi oo maalin kahor isaga iyo wafdi uu hoggaaminayo soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wasaaradda Cadaaladda Oo Sheegtay Iney Waddo Dedaal Ay Kula Dagaallameyso Musuqa Wasaaradda cadaaladda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay waddo dedaal ku aadan sidii ay dhankeeda ula dagaallami lahayd Musuq maasuqa. Wasiirka Cadaalada Xasan Xuseen Xaaji oo tilmaamay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Hay’adda Musiibooyinka Puntland Oo Sharraxeysa sababta Keentay Dabeylaha Hay’adda Musiibooyinka Puntland Ee Hadma ayaa sheegtay in xoogga dabaylaha ku dhuftay Puntland ay sabab u tahay dhirtii ay dadku jareen iyo sidoo kale boholaha ay magaalada ka qodeen. Agaasimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Falanqeyn Ku Saabsan Hannaanka Xisbiyada Badan Sida uu qorshuhu yahay Soomaaliya waxaa la doonayaa in ay u gudubto Nidaamka Xisbiyada badan, waxaana ilaa iyo hadda la diiwaangaliyay Xisbiyo gaaraya ilaa labaatan. Weli waxaa soconaya diiwaangalinta Xisbiyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Racfaanka Gobolka Hiiraan Oo Waxba kama Jiraan Ku Tilmaantay Hadal Ka Soo Baxay Baarlamaanka Hirshabelle Maxkamadda Racfaanka Gobolka Hiiraan ayaa waxbo kama jiraan ku sheegtay kala diris dhowaan uu baarlamaanka Hirshabelle ku sameeyey Garsoorka Hiiraan. Guddoomiyaha Maxkamaddan Ibraahim Xasan C/lle ayaa Goobjoog News u sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo Oo Laga Daahfuray Mashruuc lagu Horumarinayo 5 Degmo Waxaa Maanta Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay lagu daah furay mashruuc cusub oo lagu horumarinayo shan degmo oo ka tirsan deegaannada Maamulkaasi. Furitaanka Mashruucan ayaa waxaa ka qeybgalay Madaxweynaha…