1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Soomaalida Ka Badbaaday In Laga Soo Musaafuriyo Maraykanka Oo Dareenkooda Cabiray Dowladda Maraykanka ayaa in ka badan 500 ruux oo Soomaali ah waxay u ogolaatay iney sii joogaan dalka Maraykanka inta laga gaarayo sanadka 2020. Waxay dadkan halis ugu jireen in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka London: Weriye Yoonis Cali Nuur Oo Geeriyooday Allaha u naxariistee waxaa magaalada London, ee dalka Ingiriiska ku geeriyooday Yoonis Cali Nuur oo ahaa Saxafi in badan ka soo shaqeeyay BBC, Yoonis waxaa uu yaraantiisa wax ku soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Ku Biirtay Suuqa Bariga Iyo Koofurta Afrika Ee Loo yaqaanno COMESA. Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Lusaka ee dalka Zambia kaga qeyb galay shir madaxeedka 20-aad ee dalalka ku bahoobay COMESA. June 8, 2016, Soomaaliya waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qatar Oo Ku Baaqday In La Xalliyo Dhibaatada Soomaaliya Dowladda Qatar ayaa ugu baaqday beesha Caalamka in ay mideeyaan dedaalladooda ku aadan sidii xal loogu heli lahaa Soomaaliya iyo in la ilaaliyo madaxbannaanideeda. Arrinkan ayaa yimid markii hadal uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Rajo ka Qabta Dhaqaalaha Shirkii Brussels Wasiika arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire waxaa uu sheegay in dhaqaalaha lagu yaboohay shirkii Brussels ay rajaynayaan in saamigooda heli doonaan. “Waxaan ka rajaynaynaa wixii markii horeba la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukuntay 18 Askari Maxkamadda darajada Koowaada ee ciidamada qalabka sida ayaa waxay saakay xukun ku riddey 18 askari oo ka tirsan guutada 14 October ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Askartan ayaa waxaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Brussels Iyo Lacagihii Lagu Yaboohay Magaalada Brussels waxaa ku dhammaaday shir si gaar ah looga hadlayey arrimaha ganacsiga Soomaaliya, waxaana ka qeybgalay wasaaradda ganacsiga DFS, ganacsato Soomaaliyeed, kuwo ajaaniib ah, dowladanaha daneeya maalgashiga Soomaaliya, iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiriirka Wasaaradda kalluumeysiga DSF Iyo Kuwa Maamul Goboleedyada Oo Go’ay Wasaaradaha Kalluumeysiga ee Maamul goboleedyada dalka ayaa xiriirka u jaray wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka badda xukuumadda Soomaaliya. Wasiir ku xigeenka Kalluumeysiga iyo kheyraadka badda ee Maamulka Puntland Cabdiraxman Sheekh Salaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muwaadin Soomaaliyeed Oo Lagu Diley Koonfur Afrika Burcad hubeysan ayaa deegan ku dhow magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika waxay ku dileen muwaadin Soomaaliyeed, xilli uu ku sugnaa xaruntiisa ganacsiga. Side ay sheegeen ganacsato Soomaaliyeed oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoolaha Oo Weli Dhex Socda Muqdisho, Labo Todobaad Ka Dib Amarkii Guddoomiye Yariisow Labo todobaad ka hor Maamulka gobolka Banaadir ayaa ka mamnuucay xoolaha gudaha magaalada Muqdisho kuwaasi oo uu sheegay in si sharci darro ah loogu soo daayo waddooyinka Magaalada. Wareegto ka…