1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Tirada Dadka Ay Ku Dileen Ciidamada Kenya Gobolka Gedo Ciidamada Kenya ayaa la sheegay in ay Xadgud ka geysteen deegaanno ka mid ah gobolka Gedo. Qaar ka mid ah Nabad doonnada Magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Warsaxaafadeed Ka Soo baxay Somaliland Oo Ku Aadan Shirka Brussels Iyo Tukaraq Warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Somaliland ayaa looga hadlay Shirka ka socda magaalada Brussels ee looga hadlayo arrimaha siyaasadda Soomaaliya, amniga iyo dhaqaalaha. Waxaa lagu sheegay warsaxaafadeedka ka soo baxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Caddeysay Mooqifkeeda Ee Shirka Brussels Wafdi ka socda Somaliland ayaa ka qeyb-galaya Shirka Brussels ee looga hadlayo arrimaha Soomaaliya. Faysal Cali Waraabe oo ka mid ah xubnaha ka socda Somalilnad kana qeyb-galaya shirka ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Dowladda Ugu Baaqay In Ay Ka Shaqeyso Tayada Baasboorka Soomaaliya Waxaa jira Wadamo badan oo aqoonsan Baasaboorka Soomaaliya balse waxaa jira dhibaatooyin faro badan oo bulshada Soomaaliyeed ay kala kulanto Baasaboorka marka ay doonayaan in Viso ay ku helaan. Qaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Yurub Oo Wafdigii Axmed Madoobe Ku Qanciyey Ka Qeybgalka Shirka Brussels Warar goor dhow ay Goobjoog News, ka heshay xarunta uu ka soconayo shirka arrimaha Soomaaliya ee magaalada Brussels ayaa waxay sheegayaan in midowga Yurub ay ku guuleysteen qancinta wafdiga Jubbaland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shaqo Joojin Lagu Sameeyey Taliye Ku Xigeennada NISA Agaasimaha guud ee hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka Xuseen Cismaan Xuseen ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu shaqada kaga joojiyey taliye ku xigeennadii hay’addaasi. Warqaddan ayaa lagu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Oday Soomaaliyeed Oo Raadinaya La Kulanka Obama, Sabab? Maxamed Xasan Muumin oo ka tirsan odoyaasha Wajir, ee waqooyi bari ee dalka Kenya, kaas oo 2006dii dharka hidaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed u labisay Barack Obama ayaa doonaya inuu mar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ajendaha Shirka Brussels, Maalinta 1-aad Waxaa maanta ka furmaya magaalada Brussels shir caalami ah oo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya, shirkan oo 2 maalin socon-doona waxaa xoogga lagu saarayaa arrimaha siyasadda, amniga iyo dhaqaalaha. Hadaba, halkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Looga Hadlayo Arrimaha Soomaaliya Oo Maanta Ka Furmaya Brussels Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka uu ka furmo shir ballaaran oo looga hadli doono arrimaha Soomaaliya. Shirkan oo socon doona 16-17 bishan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbaarooyin la Soo Dhigay Wadada U Dhaxeysa Muqdisho Iyo Jowhar Waxaa istaagay gaadiidkii ka amba bixi jiray Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe,kuwaasi oo rakaabka u soo qaadi jiray Muqdisho. Sababta gaadiidka u istaagay ayaa lagu sheegay qiimaha lacagta ee…