1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Eritrea Isaias Afeworki Oo Maanta Booqanaya Itoobiya Madaxweynaha Eritrea Isaias Afeworki ayaa lagu wadaa inuu maanta booqdo dalka Itoobiya, sidaasi waxaa xaqiijiyay wasiirka warfaafinta Yemane Meskel, taasi oo imaaneysa kadib markii labada dal ay ku dhawaaqeen inuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Ku Sumoobay Raashiin Ay Cuneen, Galgaduud Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa waxya sheegayaan in halkaasi ay xalay ku sumoobeen ku dhowaad 50 qof, kuwaasi oo ku sugnaa deegaanka Xananbuure ee hoostaga degmada Caabudwaaq ee gobolkaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Maanta Ku Wajahan Brussels Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo wefdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta ka ambabixi doona magaalada Muqdisho, iyaga oo kusii jeeda magaalada Brussels ee daka Belgium-ka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Is-faham Laga Gaaray Wadahadalladii Madaxda Galmudug Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bogaadiyay is-fahamka ay gaareen dhinacyada Galmudug oo maalmahan u joogay magaalada Muqdisho xal u helista khilaafaadka siyaasadeed ee ka dhex jiray.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Norway Oo Aqoonsatay Baasaboorka Soomaaliga Dalka Boqortooyada Norway ayaa maanta si rasmi ah ugu dhowaaqey in uu aqoosadey baasaboorka Soomaaliga noocyadiisa kala duwan ( Dublamaasiga, Shaqaalaha iyo Kan caadiga). Wadahadalo socdey mudo sanad ka badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Marti-gelisay Shir Caalami Ah Oo Looga Hadlay Burcad Badeedda Soomaaliya Kenya, waxaa ay khamiistii marti-gelisay shir caalami ah kaas oo ay ka qeyb galeen wufuud ka badan 200 oo ka kala socotay 68 dal, waxaana xoogga lagu saaray sidii loo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Iyo Shiinaha Oo Isku Afgartay Fulinta Mashaariic Horumarineed Wasiirka arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Amb. Axmed Ciise Cawad yaa booqday shirkadda dhismaha ee Shiinaha waxaana ku soo dhoweeyay Madaxweyne ku xigeenka Mr. Lu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Siyaasadda Kormeerka Iyo Qiimaynta Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa shir guddoomiyay kulanka golaha wasiirrada oo looga hadlay arrimo ay kamid yihiin amniga dalka, hiigsiga dhaqaalaha 2040-ka, Sharciga hanti-dhawrka, siyaasadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadka ku Nool Degmada Waajid Oo DFS Ka Dalbaday In Ay U Furto Waddooyinka Dadka ku nool degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa ka cabanaya xirnaashaha waddooyinka soo gala degmada iyaga oo tilmaamay in ay arrintaani saameyn weyn ay ku yeelatay noloshooda. Degmada Waajid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay Oo Dhiseysa Xabsiga Dhexe Ee B/weyn Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdullahi Axmed Maalin ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday Qarmada Midoobay oo qaabilsan horumarinta xabsiyada iyo garsoorka. Kulanka oo saacado qaatay ayaa markii uu soo…