1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Itoobiya Oo Liiska Argagaxisada Ka Saaray ONLF Kulan ay maanta magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya ku yeesheen xildhibaannada baarlamaanka ee dalkaasi ayaa waxay si rasmi ah liiska argagaxisada uga saareyn saddex urur. Baarlamaanka ayaa u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Falanqeyn Ku Saabsan Doorashada 2020 Sid ay ogaatay Goobjoog News bishii March 2018, Soomaaliya sanadka 2020-ka waxaa lagu heshiiyay in ay ka dhacdo nidaam-ka doorasho ee PR ama “proportional representation”. Waxaa sidoo kale horraantii bishii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nadaafad Darri Ka Jirta B/weyne Magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa haatan waxaa ka jirta nadaaafad darri baahsan, taasi oo ka dhalatay fatahaaddii uu dhowaan ku dhuftay magaaladaasi. Waddooyin muhiim ah oo ku yaalla…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Eedeysay DFS Maamulka Puntland ayaa dowladda federaalka Soomaaliya, gaar ahaan wasaaradda Boostada iyo isgaarsiinta waxay ku eedeysay iney ka been sheegtay qodobadii kasoo baxay shirkii Isgaarsiinta ee dhowaan Puntland lagu qabtay. Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada Jubbaland Oo La Isku-shaandheeyey Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa isku shaandheyn ku sameeyey wasiiradiisa, iyadoo wareegto kasoo baxday xafiiskiisa lagu shaaciyey isku shaandheyntan. Madoobe ayaa sheegay in la tashi uu la sameeyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Muuse Biixi Oo Soo Dhoweeyay hadalkii Madaxweyne Farmaajo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu soo dhoweeyay hadalkii kasoo yeedhay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kaasi oo ahaa in xabbad joojin laga sameeyo colaadda deegaanka Tukaraq. Madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Dekedaha Iyo Maalgashato Qatariyiin Ah Oo Booqday Hobyo Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya Maryan Aweys Jaamac iyo wafdi ay hoggaamineyso ayaa gaaray Magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug. Wafdigan ayaa ka kooban xubno ka tirsan wasaaradda dekadaha Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo Ka Hortageysa Maraakiibta Shisheeye Wasaaradda amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay waddo qorshe lagu dhisayo ciidamo ka hortaga Maraakiibta sida sharci darrada ah uga jilaabta xeebaha Soomaaliya. Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda amniga Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sanaag: 21 Qof Oo Ku Sumoobay Caano Qoys aroos ah ayaa deegaanka Jiingad oo Xingalool ka tirsan waxa ay ku sumoobeen caano ay cabeen. Caruuskii, Caruusaddii iyo Labadii malxiis ayaa ka mid ahaa 17 kale oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho Oo Laga Mamnuucay Xoolaha Lagu Soo Daayo Wareegto uu soo saaray guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho C/raxmaan Cismaan Yariisow ayaa lagu mamnuucay xoolaha lagu soo dhex daayo magaalada. Duqa Muqdisho ayaa sheegay in dadka leh…