1 daqiiqo Sheeko:Dalka Adis Ababa Oo Sheegtay Inay Qalbi-dhagax Ku Sii-deysay Dalabka Muqdisho Safiirka dowladda Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Jamaaludiin Mustafa ayaa sheegay in sii-deynta Cabdirkariim Sheekh Muuse Qalbi Dhagax ay ku timid codsi ka yimid dowladda Soomaaliya Itoobiyana ay xabsiga ka sii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suldaan Cabdulqaadir: Dowladda Weerar Ayay Ku Heysaa Maamul Goboleedyada Magaalada Muqdisho waxaa ku sugan Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug, waxaana jira qorshe wadahadal lagu doonayo in xal looga gaaro khilaafka Siyaasadeed ee ka dhex taagan maamulkaasi. Wax garadka iyo siyaasiyiinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya: ONLF Oo Laga Saarayo Liiska Argigixisada Iyo Cafis Guud Oo La Fidinayo Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in maanta ay golaha wasiirrda ee Itoobiya gudbiyeen qaraar ururka ONLF looga saarayo liiska kooxaha argigxisada ah iyo in cafis loo fidiyo kooxo iyo shakhsiyaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer Ilaalinta Guud Ee Puntland Oo Amartay In la Soo Qabto Xisaabiyihii Hore Ee Mudug Xeer ilaaliyaha Guud ee Puntland Maxamuud Xasan Aw Cusmaan ayaa amray in la soo qabto Xisaabiyihii hore ee Gobolka Mudug Barqadle Aadan oo uu sheegay in uu lunsaday hanta dowladeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boqorka Baxreyn Oo Madaxweyne Farmaajo Ugu Hambalyeeyay Maalmaha Xuriyadda Boqorka Baxreyn Xamad Bin Ciisa Aala-Khaliifa ayaa waxaa uu warqad hambalyo u soo diray madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo isaga oo ugu hambalyeeyay maalmaha xuriyadda. Boqor Xamad Bin Ciisa Aala-Khaliifa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare iyo Hoose/dhexe Oo Bilowday Imtixaanaadka shahaadiga ah ee dugsiyada sare iyo hoose/dhexe ee Somaliland ayaa saaka si rasmi ah uga furmay guud ahaan dalka. Ku dhowaad soddon kun oo arday ayaa sannadkan u fadhiistay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: B/weyne Oo Looga Diyaargaroobayo Munaasabadda 1-da Luulyo Magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa haatan waxaa ka soconaya diyaargarowgii ugu dambeeyey ee munaasabadda Kowda Luulyo, maadaama ay tahay markii ay gumeystihii Talyaaniga ka xoroobeen gobollada Koonfureed ayna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Dhageyso: Shacabka Ku Sugan Deegaanno Ku Dhow Balcad Oo Ka Cabanaya Xaalad Dhanka Nolosha Ah Shacabka ku dhaqan deegaanno xoogtaga degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay in xaalad adag oo dhanka nolosha ah ay hayso, kadib fatahaad uu halkaasi ka sameeyey wabiga Shabelle.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Faah Faahin Ku Saabsan Qaabkii Loo Daayay Qalbi Dhagax Ehlada C/kariin Qalbi Dhagax oo dowladda Itoobiya u xirnaa ku dhowaad Sanad ayaa la xaqiijiyey in lasii daayey, kadib cafis ay u fidisay dowladda dalkaasi. Suldaan Fowsi oo ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaladda Cabdikarim Qalbi-dhagax Oo Mugdi Ku Jirta Sida ay sheegeen odoyaal la hadlay Idaacado kale duwan, waxaa gacanta Itoobiya laga sii-daayey Cabdikarim Qalbi-dhagax kaas oo 10 bil ka hor ay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya u gacan…