1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Wajahan Itoobiya Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta la filayaa in safar uu ugu baxo dalka Itoobiya. Sida qorshaha uu yahay, madaxweynaha ayaa magaalada Addis Ababa uga qeybgali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Kheyre Oo Sheegay Inaanu Jirin Heshiis Lala Galay Dowladda Itoobiya Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in aanu jirin wax heshiis ah oo ay wadagaleen dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya. Kheyre oo la hadlayey jaaliyadda Soomaalida ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbitaalka Cadaado Oo Lagaarsiiyay Deeq Dawo Ah Deeq Dawo ah ayaa waxaa la gaarsiiyey Isbitaalka Cadaado kaasi oo ay ku jiraan Bukaanno qaba xanuuno kala duwan lagana kala keenay deegaannada hoos yimaada Galmudug. Dawada ayaa waxaa isbitaalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixinta Maalinta Qaxootiga: Xerada Dhadhaab Waxaa Ku Sugan 231,000 Maanta waa Maalinta Qaxootiga adduunka, sanad walba maanta oo kale June 20-keeda ayaa la xusaa, ujeedkana waa sidii indhaha caalamka loogu jeedin lahaa dadka sida xoogga ah lagu barakiciyo. Warbixinno…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afwerki Oo Wafdi U Diraya Dalka Itoobiya Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa sheegay in dalkiisa uu wafdi u diri-doono Itoobiya si qaab dhow oo toos ah ula socdaan xaaladda iyo isbadallada halkaas ka dhacay. Isaias Afwerki oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boqor Buurmadow Oo Xabsiga Laga Sii Daayay Maxkamadda Hargeysa ayaa maanta sii deysay Boqor Cismaan Buurmadow oo ka mid ah waxgaradka ugu caansan deegaannada Somaliland. Buurmadow ayaa xabsiga la dhigay kadib markii uu ka qeybgalay xaflad dhaqameed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Villa Somalia Oo Sheegtay Goorta Ay AMISOM Ka Bixi-doonto Mogadishu Stadium Dowladda federaalka ah ayaa qorsheyneysa in AMISOM ka guurto tuulada cayaaraha ee Mogadishu Stadium inta u dhaxeysa January -June ee sanadka soo socda. La-taliyaha amniga ee madaxweyne Farmaajo Cabdi Saciid ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Obama Oo Ay Wehliso Oprah Oo Soo Booqan-doona Bariga Afrika Bartamaha July Madaxweynihii hore ee Mareykanka barack Obama ayaa lagu wadaa in uu booqasho ku yimaado dalka Kenya July 16, 2018. Obama oo hoggaamin-doona wafdi ka kooban 350 qof oo dunida caan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Adis Ababa u Tagaya Arrimaha Xiisadda Gobolka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la filayaa in berri 21-ka bishan uu Magaaladda Addis-Ababa uga qeybgalo shir aan caadi ahayn oo madaxda waddamada IGAD ay isugu imaanayaan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dood Ku Saabsan Heshiiskii Dhowaan Dhexmaray Soomaaliya Iyo Itoobiya Sabtidii aynu kasoo gudubnay waxaa magaalada Muqdisho heshiis ku kala saxiixday dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya, waxaana uu ku aadan yahay horumarinta dekadaha dalka qaar iyo arrimo kale. Hadaba waxaa soo…