1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Ugu Baaqay Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi In Uu Soobooqdo Aqalka Cad Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu eegi doono in uu u yeero hoggaamiyaha kuuriyada waqooyi si uu u soo booqdo aqalka cad haddii shirmadaxeedkooda Singapore uu si wanaagsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Talyaaniga Oo Qalab Dabdamis Ah Ku Wareejisay Maamulka G/Banaadir Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa waxa uu maanta la kulmay sartaakiil ka socotay dowladda Talyaaniga, waxa uuna kala wareegay qalab dabdamis oo casri…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Heshiika Habka Doorashooyinka Soomaaliya Ee Sanadka 2020-ka Habeen hore saqdii dhexe waxaa Baydhabo lagu soo gabo-gabeeyay shirkii amniga qaranka, shirkan oo 2 maalin socday waxyaabaha lagu heshiiyay waxaa ka mid ahaa habka doorashada la doonayo in Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xildhibaan Hore Cabdi Barre “Baydhabo Waxa Isugu Tagay Waxay Ahaayeen Mas’uuliyiin Kala Jeedda” Xildhibaan hore oo ka tirsanaa baarlamaankii Sagaalaad ayaa sheegay in shirkii Baydhabo aynaan ka soo bixin wax dan u ah umadda Soomaaliyeed. Cabdi Barre Jabriil ayaa qaba shirkii Baydhaba inuusan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Xaqiijiyey In 2020 Dalka Ka Dhici Doonaan Doorashooyinka Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa xaqiijiyey in dalka ay ka dhici doonto doorashada sanadka 2020. Waxa uu tilmaamay madaxweynaha in horey loo bartay in lasoo baraarugo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ilhaan Cumar Iyo Jamaal Oo U Sharaxan Congress-ka, Akhriso Noloshoodii Hore Ilhaan Cumar oo gabar dhalinyaro ah, oo ka tagtay Soomaaliya, kuna barbaartay xeyaha qaxootiga kadibna Mareykanka ka mid noqotay golaha sharci-dejinta Minnesota ayaa haatan isu soo taagtay inay u tartanto…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 40 Qof Oo Muhaajiriin Ah Oo Dooni Ay Kula Degtay Xeebaha Yeman Hay’adda socdaalka aduunka International Organization for Migration “IOM” ayaa sheegtay in 40 qof oo muhaajiriin ah ay dhinteen maalintii arbacada aheyd, ka dib markii doon ay saarnaayeen ay kula maashootay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beijing Oo Albashiir Ugu Baaqday In Uu Ka Soo Qebgalo Madasha Shiinaha Iyo Afrika Madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Al-bashiir ayaa guddoomay waraaq kaga timid madaxweynaha ShiinahaXi Jinping, taasi oo ku saabsan xiriirka labo geesoodka ee labada dal iyo xiriirada ka dhaxeeya Shiinaha iyo dowladaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Katirsan Saraakiisha Kenya Oo Lagu Dilay Qarax Ka Dhacay Xaduudka Soomaaliya Iyo Kenya Shan ka tirsan saraakiisha ciidamada Kenya qeybta amniga ayaa lagu dilay gudaha Liboi ee Gaarisa, ka dib markii gaari ay la socdeen ay la kacday Miino dhulka lagu aasay. Harun…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaannadii Hirshabelle Oo Ku Dhintay Weerarkii Alshabaab Oo La Aasay Waxaa aas qaran loogu sameeyay Qabuuro ku yaallo duleedka Jowhar Xildhibaannko ka tirsan dowlad-goboleedka Hirshabelle,kuwaasi oo lagu dilay weerar shalay ay Al-shabaab ku qaadeen kolonyo gaadiid ah oo ay la…