1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Warbaahinta Oo Loo Diiday Shirka Aminga Qaranka Warfidiyeenka ka howl-gala magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in maanta mar kale loo diiday inay baahiyaan wararka shirka amniga qaranka ee ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Ajendaha Iyo Waxyaabaha Looga Hadlayo Shirka Amniga Qaranka Ee Baydhabo Waxaa magaalada Baydhabo ka furmaya maanta shirka amniga qaranka oo ay ka qeyb galayaan madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ra’isul wasaare Kheyre, Labada gole ee baarlamaanka federaalka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Canada Oo Musaafurineysa Muwaadin Soomaaliyeed Dowladda Canada ayaa Isniinta maanta ah waxay dalkeeda ka musaafurineysaa Aabe Soomaaliyeed oo lagu eedeeyey in magac been ah ku tagay dalkaasi. Aabahan oo lagu magacaabo Yuusuf Maadey Maxamed ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyey Shirka Golaha Amniga Qaranka Oo Ka Furmaya Baydhabo Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay uu si rasmi ah uga furmo shirka golaha amniga qaranka, kaasi oo ay ka qeybgalayaan madaxda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha ciidanka Xoogga Dalka Oo u Digay Ciidanka Xasilinta Muqdisho Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, C/weli Jaamac Gorod ayaa ciidanka xasilinta Muqdisho uga digey iney si aan munaasab ahayn ula dhaqmaan ciidamada kale ee dowladda iyo saraakiisha. Waxa uu sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Cusub Ee Maxkamadda Sare Oo Xilka La Wareegay Munsaabad maanta ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa waxaa xilka kula wareegay guddoomiyaha cusub ee maxkamadda sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed. Munaasabadan waxaa ka qeybgalay wasiirka cadaaladda ee xukuumadda federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: 39 Dugsi Oo Ay Ku Jiraan 4 Sare Ayaa Ku Burburay Duufaanta Xafiiska xaaladaha degdegga ah ee wasaaradda waxbarashada Somaliland ayaa maanta ka hadashay dugsiyada ay waxyeellada ka soo gaartay duufaantii ku dhufatay Somaliland. Maamulaha xafiiska Xuseen Cabdi Cali oo arrintan kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo oo gaaray magaalada Baydhabo Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa goor dhow wuxuu gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa si diiran loogu soo dhoweeyay garoonka Baydhabo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiin DFS Iyo Maamul Goboleedyada Ah Oo Gaaray Baydhabo Magaalada Baydhabo oo lagu wado in gelinka dambe ee maanta uu ka furmo shirka golaha amniga qaranka ayaa halkaasi waxaa ku qulqulaya madaxda dowladda iyo kuwa maamul goboleedyada. Ra’iisul wasaaraha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaliimo Yarey Iyo 3 Kale Oo Sanadkan u Sharaxan Abaalmarinta Caalamiga Ah Ee Chatham House Xaliimo Ismaaciil Ibrahim(Yarey) Guddoomiyaha guddiga Madax-banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo 3 kale ayaa sanadkan isugu soo haray tartanka abaalmarinta caalamiga ah ee Chatham House . Sida lagu sheegay qoraal ay…