1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Caruurta: Soomaaliya Oo Caalamka Kaalinta 1aad Uga Jira Caruurta Geeriyoota 5 Sano Ka Yar Sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay hey’adda “Save the Children” ilaa 130 canug oo ka yar da’da 5 sano ayaa geeriyoota kuwaas oo ka mid ah 1,000-kii canug ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Waxgarad Ku Kulmay Muqdisho Oo Wadahadal Ugu Baaqay Madaxda Galmudug Waxgarad kasoo jeedda deegaannada Galmudug oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay madaxda maamulkaasi in wadahadal ay ku dhammeeyaan khilaafka jira. Waxay waxgaradkani ay sheegeen in madaxda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Shiinaha Oo Dayactir Ku Sameyn Doonta Biyo Mareennada Muqdisho Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, C/raxmaan Cismaan Yariisow iyo saraakiil ka socotay dowladda Shiinaha ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay kaga hadleen sidii dib u dayactir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya iyo Jabuuti Oo Ku Heshiiyay Arrimo Ay Ka Mid Yihiin Iskaashiga Ammaanka Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Isse Awad iyo wafdi uu hoggaaminayo oo muddo laba cisho ah booqasho ku joogay dalka Jabuuti…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Xildhibaan Sheegay Iney Doonayaan In Khilaafka Jira Lagu Xalliyo Dhuusamareeb Xildhibaan ka tirsan Galmudug ayaa sheegay in ay doonayaan in khilaafka jira lagu xalliyo caasimadda maamulkaasi ee Dhuusamareeb. Xildhibaan Axmed Cabdi Axmed oo la hadlay Goobjoog News ayaa ka hadlay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyneyaasha Farmaajo iyo Uhuru Oo Ka Wada Hadlay Arrinta Xadka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho hal cisho ah ku jooga dalka Kenya ayaa arbacadii wada hadallo kula yeeshay Madaxtooyada Kenya dhiggiisa dalkan Mudane Uhuru Muigai…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maxaabiis Ku Jira Xabsiga Hargeysa Oo Ka Cabanaya Tacaddiyo Ay La Kulmaan Dhallinyaro ku xiran xabsiga dhexe ee magaalada Hargeysa ayaa sheegay iney tacaddiyo kala kulmaan ilaalada xabsigaasi. Waxay dhallinyaradan tiro ahaan ay gaarayaan 20, iyadoo sanadkii 2009 laga qabtay badweynta Hindiya,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Gaas Oo Kala Diray Golihii Deegaanka Ee Degmada Qandala, Bari Madaxweynaha maamulka Puntland Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku kala diray golihii deegaanka degmada Qandala ee gobolka Bari. Waxa uu madaxeynaha ku sheegay wareegtaday in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Safar Aan Horey Loo Shaacin Ku Tagey Nairobi, Kenya Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta waxa uu safar aan horey loo sii shaacin ku tagay magaalada Nairobi ee caasimadda wadanka Kenya. Madaxweynaha waxaa safarkiisan ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukuntay Saddex Eedeysane Maxkamadda ciidamada qalbka sida ayaa maanta xukun waxay ku riddey Saddex eedeysane oo loo haystay iney ka mid ahaayeen koox weerar ku qaadday Hotelka Naasa-hablood Laba ee magaalada Muqdisho, 28-kii…