1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boqor Buurmadow Oo Lagu Xukumay Saddex Sano Oo Xabsi Ah Maxkamadda Racfaanka gobolka Maroodi-jeex ayaa saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay boqor Buur-madow ka dib markii uu horay maxkamaddaan uu uga qaatay Racfaan. Boqor Buur-madow ayaa maxkamadda gobolka Maroodi-jeex…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Go’aanka Wasaaradda Waxbarashada Kadib, Gobolladee Roobabka Ka Da’een? Wasiirka waxbarashada Cabdiraxman Dahir Cusman ayaa maanta baajiyay Imtixaanka shahaadiga ee dalka isaga oo sababta ku sheegay roobabka mahigaanka ah ee ka da’aya caasimadaa iyo qaar ka mid ah gobolada dalka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Duufaanta Oo Sababtay Internet La’aan Magaalooyinka Somaliland ayaa maanta la sheegayaa internet la’aan marka laga reebo Internet ka shirkada Telesom . Waxaana Internetka go’ay uu saameeyey shaqada magaalooyinka, waxaa loo sababeeyay duufaanadii ku dhuftay xeebaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Imtixaankii Shahaadiga Oo Maanta La Baajiyey Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan ayaa sheegay in maanta oo Axad ah la baajiyay Imtixaankii shahaadiga ahaa ee dugsiyada Sare. Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan ayaa baajinta Imtixaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burco Oo Lagu Xiray Nabadoon Magaalada Burco ayaa waxaa lagu xiray Suldaan Maxamed Muuse kaasi oo la sheegay in ciidamada amniga ay u taxaabeen xabsiga. Ilaa iyo hadda lama caddeynin sababaha lagu xiran Suldaan Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Ka Da’ay Muqdisho Oo Biyo Dhigay Waddooyin Muhiim Ah Magaalada Muqdisho waxaa saakay illaa xalay saq dhexe ka da’ayay roob si xiriir ah u socday, kaasi oo biyo dhigay waddooyin badan oo magaalada ah. Waxaa la arkayaa biyo badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baardheere Oo Lagaarsiiyey Gurmad Guddiga Fatahaadaha Baardheere iyo maamulka degamada ayaa maanta lagu wareejiyey deeq gurmad ah oo ka timid dalka Cumaan. Deeqdaan oo ka kooban cuntooyin la cuno ayaa waxaa loogu talo galay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ku Soo Kordhay Duufaanta Ku Dhufatay Waqooyiga Soomaaliya? Somaliland degmada Xariirad 48 saacadood ayuu ka da’ayaa roob duufaanno wato, dhamaan birihii korontada ee deegaanka ku yaalay ayaa wada go’ay.Sidoo kale shacabkii deegaanka ku nool guryihii ayuu ka wada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Muuse Biixi Oo Puntland Ugu Baaqay In Laqaato Nabdda Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in Somaliland ay tahay nabad doon islamarkaasna aysan wadin wax dagaal iyo colaad intaba ah. Muuse Biixi ayaa tilmaamay in ay Somalilanad leedahay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Duufaan Iyo Roobab Khasaare Geystay Oo Ku Dhuftay Waqooyiga Soomaaliya Duufaan iyo roobab xoogan ayaa 24-kii saac ee la soo dhaafay ka da’ay xeebaha waqooyiga Soomaaliya, taasi ay ka dhalatay khasaare naf iyo maal leh, sidaasi waxaa soo tabiyay weriyeyaasha Goobjoog…