1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Dowladda Federaalka Ah Oo Daahfurtay Imtixaanka Shahaadiga Ah Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka ah ayaa maanta daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah oo ay qaadeyso dowladda federaalka ah, Imtixaankan shahaahdiga ah ee ardeyda dhameyneysa dugsiga sare waxaa lagu daahfuray iskuulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dhallinyaro Gurmad U Sameysay Dadka Ka Barakacay Fatahaadda B/weyn Waxaa aad isku sii tarayo gurmadyada kala duwan ee loo fidinayo dadkii ka barakacay Fatahaadda Wabiga Shabelle, kuwaasi oo ku sugan duleedka Magaalada B/weyn ee gobolka Hiiraan. Marka laga yimaado…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xildhibaan Ku Eedeeyay DFS In Ay Ka Dambeyso Dagaalka Tuka-raq Xildhibaan Saciid Xaaji Cilmi oo isagoo ku sugan magaalada Laascaanood Wareysi siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in dagaalka Tuka-raq ay ka dambeyso dowladda Fedaraalka Soomaaliya. Xildhibaan Saciid Xaaji Cilmi ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Ka Dhacay Iskuul Ku Yaallo Gobolka Texas Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhintay,halka ay dhaawacmeen 10 kale ka dib markii ardey uu ku furay xabado dugsi sare oo ku yaallo gobolka Texas sida uu sheegay gobannada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka In Ka Badan 100 Qof Oo Ku Dhintay Shil Diyaarad In ka badan 100 qof ayaa ku dhintay burbur diyaaradeed oo nuuceedu yahay Boeing 737 taasi oo raacsaneyd shirkadda Duulimaadka Kuba, iyada oo ku dhaday meel u dhow garoonka caalamiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweeneydii Ugu Horeysay Oo Madax Ka Noqota CIA, Waa Tuma? Aqalka Senate -ka Mareykanka ayaa khamiistii ogolaaday in haweeneyda Gina Haspel noqoto agaasimaha CIA kadib markii la qanciyay xisbiga Dimoqoraadiga, oo wax jirtay cabsi la xiriirtay kaalin xun oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Shacabka Oo 9 Xubnood U Magacaabay Arrimaha Fatahaadaha Wabiyada Guddiga joogtada ee golaha shacabka oo kulan yeeshay ayaa looga hadlay dagaalka ka socda Tukaraq, fatahaadda webiyada dalka iyo sida la sheegay qorshayaasha horyaala golaha shacabka. Sida uu sheegay guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada oo Ansixiyay Sharciga Duulista iyo Hawada Shirka Khamiislaha ah ee golaha Wasiirada xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir gudoomiyay Ra’iisul wasaare Xassan Cali Khayre ayaa lagu ansixiyay sharciga duulista iyo hawada, iyada oogolaha la hor geeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/weli Gaas: Puntland Waxay Diyaar U Tahay Iney Difaacadto Xaduudaheeda. Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas oo maanta dib ugu laabtay Magaalada Garoowe ayaa ka hadlay dagaalkii ka dhacay deegaanka Tuka-raq, kaasi oo u dhaxeeyay Puntland iyo Somaliland. Madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xaalad Adag Oo Ka Taagan B/weyn Cabdullaahi Warsame Cabdi oo ka tirsan hay’adda UNOCHA ayaa sheegay in xaalad adag ay ka jirto Magaalada B/weyn oo uu ku fatahay Wabiga Shabelle. Cabdullahi ayaa sheegay in Fatahaadda ka…