1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland: Sarkaal Al-shabaab Horay Uga Soo Baxsaday Oo Dil Geystay, Kuna Laabtay Al-shabaab Cabdi Yare Xasan oo dhowaan kusoo biiray Jubbaland, kadib markii uu kasoo baxsaday Al-shabaab ayaa la sheegay in xalay uu dilay askari ka tirsan maamulkaasi isaga oo dib ugu laabtay…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Maxay Aheyd Natiijada 8 Safar Uu Farmaajo Ku Tagay Khaliijka?! Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxyaabaha lagu dhaliilay muddada uu xilka hayey waxaa ka mid ah safarrada tirada badan ee dibadda, tan iyo markii la doortay waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Faysal Cali Waraabe Oo DFS Ku Eedeeyey Mas’uuliyadda Dagaalka Tukaraq Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID ee Somaliland, Faysal Cali Waraabe ayaa dowladda federaalka ku eedeeyey in gadaal ay ka riixeyso dagaallada ka socda deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool. Waraabe oo wareysi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isgaarsiinta Deegaanka Tukaraq Oo Saakay Hawada Ka Maqan Wararka laga helayo deegaanka Tukaraq oo ay ku dagaallamayaan ciidamada Puntland iyo kuwa Somaliland ayaa waxay sheegayaan in saakay aanu halkaasi ka jirin wax isgaarsiin ah. Dadka ku dhow deegaankan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Keating Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaalka Tukaraq Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Michael Keating ayaa ugu baaqay maamullada Puntland iyo Somaliland iney nabadda qaataan oo ay joojiyaan dagaalka Tukaraq. Waxa uu tilmaamay Keating in Qaramada Midoobay ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacyaal Dalbadnayo In Gargaar Lala Soo Gaaro Magaalada Muqdisho iyo duleedkeeda waxaa ku sugan Barakacyaal kuwaasi oo dhibaato xooggan oo dhanka nolosha ah ay xilligaani haysato, xilli dhowaan ay bilaabaneyso Bisha barakeysan ee Ramadan. Dadkan Barakacyaasha ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faahfaahin Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Xaaladda Tukaraq Dagaalkii u dhaxeeyay Puntland iyo Somaliland ee Maanta ka dhacay degaanka Tuka-raq ee gobolka Sool ayaa istaagay caawa Maqribadii . Dagaalka ayaa sababay Khasaaro is kugu jira dhimasho iyo dhaawac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khamiista Oo La Isku Raacay In Ay Tahay Curashada Bisha Ramadaan Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in Barri ay tahay 30-ka Shacbaan Khamiisna ay tahay Curashada 1-da bisha Ramadaan Dhanka kale Dowladaha Qatar, Suudaan, Urdun, Kuwait,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shil Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Duleedka Hargeysa Wararka ka imaanaya Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay shil gaari oo Khasaare geystay. Ugu yaraan 5 qof ayaa ku geeriyootay in ka badanna…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Dhallinyaro Dabaasha Loo Tobabaro Xilliyada Galabtii koox dhallinyaro ah ayaa lagu baraa xeebta tobabar ku saabsan Dabaasha taasi oo ah waxyaabaha ugu adage ee la barto, halka dad badan ay ka aaminsanyihiin in ay…