1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed Oo Maanta Loo Dabaaldegayo Maanta oo ay ku beegan tahay 15 May ayaa guud ahaan dalka waxaa looga dabaaldegayaa maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed, sidoo kalena ku beegan 75-sano guuradii kasoo wareegtay aas-aaska Ururkii dhaliyarada gobanimo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Iyo Turkiga Oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Dhaqaalaha, Ganacsiga Iyo Waxbarashada Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mahdi Maxamuud Guuleed (Khadar), oo safar shaqo ku jooga magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa waxa uu kulan la yeeshay dhiggiisa Dalkaas, Dr Recep…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirro Katirsan Somaliland Oo Lagu Casuumay Sacuudiga Wasiirro ka tirsan Somaliland ayaa lagu casuumay Boqortooyada Sacuudi Carabiya sida lagu sheegay warqad ka soo baxday Somaliland. Warqadda ayaa lagu sheegay in Sacuudiga uu waraaq u soo diray afar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadaado Oo Laga Hirgaliyey Layrarka Ku Shaqeeya Cadceedda Magaalada Cadaado ayaa waxaa laga hirgaliyey Layrarka ku shaqeeya Cadceedda kuwaasi oo habeenkii la isticmaalo. Qaar ka mid ah xaafadaha ayaa laga hirgalinayaa Layrarkan kuwaasi oo sida la sheegay ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diblomaasi Horay Soomaaliya Wakiil Uga Ahaa Q/Midoobey Iyo J/Carabta Oo Ku Geeriyooday 99 Jir Cabdirahim Cabbi Farax, oo ahaa diblomaasi Soomaaliyeed oo caan ah, in ka badan 29 sano dalka matalayey ayaa ku geeriyooday Mareykanka, Faarax waxaa uu ku dhashay Wales 1919-kii, laakin waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Shiinaha Oo $1.5 Milyan Ku Wareejisay DFS Wasaaradda arrimaha dibadda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa waxay dowladda shiinaha kala wareegtay $1.5 Milyan, waxaana lacagtaasi loogu talogalay in wax loogu qabto dadka ay saameyeen fataahadaha dalka ka jira.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Madaxda Maamul Goboleedyada Oo Ka Furmay Baydhabo Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa ku waramaya inuu goor dhow si rasmi ah magaaladaasi uga furmay shirka madaxda maamul goboleedyada. Waxaa shirkaan ka qeybgalaya dhammaan madaxweynayaasha maamullada Puntland, Jubbaland,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tukaraq: Ciidamada Somaliland Iyo Kuwa Puntland Oo Dagaallamay Dagaal kooban oo u dhaxeeyay ciidamada Puntland iyo Somaliland ayaa ka dhacay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool. Lama soo sheegin wax khasaare ah oo dagaalkan ka dhashay, hase ahaatee ciidanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaari Ay La Socdeen Ciidanka DFS Oo Qof Bajaajle Ah Ku Diley Muqdisho Wararka ka imaanaya isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in gaari nooca loo yaqaan Cabdi Bilaha, ayna la socdeen ciidamo ka tirsan dowladda federaalka uu jiiray Bajaaj uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kadib Marka Safaaradda Mareykanka Loo Raro Qudus, Akhriso Heshiiska Qarniga Ee Ay Carabtu Ku Badalatay! Wafdi Mareykan ah oo ka wakiil ah madaxweyne Donald Trump ayaa shalay soo gaaray Isra’il, wafdiga oo ay ka mid yihiin Jared Kunsher, Ivanka Trump iyo Steven Mnuchin ayaa lagu wadaa…